UN-ka oo fariin u diray Taliban ayaa yiri Waa muhiim’ in laga noqdo mamnuucida haweenka ee NGO-yada
26" December "2022" ALJAZEERA"
UN-ka oo fariin u diray Taliban ayaa yiri Waa muhiim' in laga noqdo mamnuucida haweenka ee NGO-yada Dheeho.com
Hay'adaha caalamiga ah ee aan dawliga ahayn ayaa bilaabay in ay ka baxaan dalka Afghanistan iyaga oo ka jawaabaya xayiraadaha lagu soo rogay haweenka ka shaqeeya NGO-yada
Go'aanka Taliban ay uga mamnuucday haweenka inay ka shaqeeyaan NGO-yada ayaa keentay in hay'ado badan ay joojiyaan howlihii gargaarka ee Afgaanistaan- Iyadoo Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Afgaanistaan uu ka codsaday maamulka Taliban inuu ka noqdo mamnuucidda haweenka ee ah inay ka shaqeeyaan hay'adaha aan faa'iido doonka ahayn.
"Malaayiin reer Afgaanistaan ah waxay u baahan yihiin gargaar bini'aadantinimo, ka saarista caqabadaha waa muhiim," Hawlgalka Kaalmaynta...