3j” July “2022” Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, Ayaa maanta Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha u magacaabay Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr.
Waxowna uga mahadceliyay Xoghayihii hore ee xafiiska Mudane Maxamed Ibraahim Nuur howshii wanaagsaneyd ee uu soo qabtay.
Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa waxaa Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi u magacaabay La-taliye sare ee Arrimaha siyaasadda iyo iskuduwaha Barnaamijyada, halka Farxaan Maxamed Jimcaale oo ah Wariye caan ah Afhayeenka Ra’iisul Wasaare Xamse Barre.
Hoos ka Akhriso Qoraalo lasoo saaray