壯陽藥 24″ April “2023” Muqdisho “ Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa deeq lacageed oo dhan $5,000 waxay guddoonsiisay Maryan Maxamed Xasan oo ah hooyo danyar ah oo dhawaan 4 gabdhood oo mataano ah ku dhashay Isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho. The Hormuud Salaam Foundation presented a grant of $5,000 to Maryan Mohamed Hassan, a poor mother who recently gave birth to 4 twin girls at Banadir Hospital in Mogadishu @hsfsomalia pic.twitter.com/ZyBy7vBtIp— Elmi Farah Boodhari (@BoodhariFarah) April 24, 2023