27″ April ” 2023

Hormuud Salaam Foundation Iyo Waalidkeeda H犀利士 ormuud Telecom Waxay u taagan yihiin horumarinta nolosha bulshadeenna, u gurmashada dadkeenna iyo daryeelka danyarta. Waxay dadaalkooda ugu badan geliyaan horumarinta waxbarashada, caafimaadka bulshada, shaqo-abuurka dhallinyarada, arrimaha gargaarka iyo gurmadka musiibooyinka