2″ May”2023″
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga maamulgoboleedka Somaliland Cabdiqani Maxamud Caateye Fariid ayaa sheegay in Madaxweynaha maamulka goboleedka Puntland ee Dani uu doonayo in khalkhal galiyo magaalada Laascaanood si loo kordhiyo muddo Xilka Madaxtinimada isagoo taageero ka raadinaya odayaasha.
Wasiirka gaashandhigga JSL waxa kale oo uu iftiimiyay in Laascaanood ay Ciidamada Qaranka Somaliland ay u taagan yihiin in ay Difaacaan deegaanadeeda.