3″ May 2023″
Dekadda Port Sudan ee ku taal badda cas ayaa noqotay goob ay ku hoydaan dad badan oo ka soo qaxay rabshadaha ka socda dalka Suudaan, iyadoo dadka Suudaan iyo ajaanibka ah ay isku dayayaan inay ka baxsadaan colaadda. Qaxootiga Suuriya waxay lacag ka helaan adeegyada ay ka mid yihiin timaha jarista ama iibinta sigaarka.