11″ May” 2023

Magaalada Washington ee caasimadda dalka Maraykanka ayaa looga dhawaaqay Guddiga isku-xirka siyaasadda Maraykanka iyo Afrika, kaasi oo ka shaqeyn doona horumarinta wada shaqeynta u dhaxeysa labada dhinac.
Kooxdan ayaa waxaa aas-aastay xildhibaan Ilhan Omar, oo ah qofkii u horreeyey ee ku dhashay qaaradda Afrika ee xubin ka noqda Congaress-ka Mareykanka.
Haddaba, daahfurka guddigan oo ay ka qaybgaleen madax ka kala socotay Mareykanka iyo Afrikaba