28″. May- 2023

Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa hamblyo u diray Madaxweynaha Turkiga Re壯陽藥 cep Tayyip Erdogan oo ku guuleeystay doorashada ku celiska ah dalkiisa
Hambalyo aad u diiran ayaan u dirayaa H.E. Madaxweyne @RTERdogan oo ku guulaystay doorashadii taariikhiga ahayd ee #Turkiga Waxa aanu rajaynaynaa in aanu sii dhisno labadeena dhinac xidhiidh adag oo laba geesood ah mudadaada cusub. #Turkigu waa saaxiib qiimo leh oo garab istaaga horumarka qarankeena.