29″ May”2023″ Muqdisho”

Horumarka teknolojiyadda iyo hirgelinta eSIM-ka, waxay hadda macsalaameyn kartaa xaddidaadda SIM-card-ka caadiga ah, sida ay sheegeen Hor犀利士 muud Telecom oo ah shirkadd waalid u ah shirkaddaha Buruj Construction Company, Taaj, Salama Somali Bank iyo deeq bixiyayaasha Hormuud Salaam Foundation Kaas oo kuu fududaynaya inaad ku raaxaysato dabacsanaan iyo khibrad adeegsi oo la xoojiyey.
