Agaasimaha Guud ee Wasaaradda shaqada XFS oo xabsiga loo taxaabay

8- June-2023- Muqdisho

Warbaahinta dowlada ayaa sheegtay In Taliska Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir,uu maanta shaaciyay in waaran maxkamadeed ay ku soo xireen eedeysane Cabdulaahi Maxamed Cali, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, kaas oo xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka uu ku soo eedeeyay musuq, si loo horgeeyo Maxkamadda Gobolka Banaadir.

Taliska ayaa tilmaamay in eedeysanuhu uu iminka ku jiro gacant犀利士 a ciidanka, ayna u gudbinayaan hay’adaha kiiska ku shaqada leh.