Xafiiska xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo war ka soo saaray xarigga Agaasimaha Guud

8-‘June-2023-:Muqdisho

Xafiiska xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo war ka soo saaray xarigga Agaasimaha Guud

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in lasoo xiray agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ku eedeysan Musuq-maasuq iyo dayacaad.