9- June-‘2023- Garoowe

Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhaawacantay kadib iskahorimaad dhexmary ciidanka Ammaanka iyo rag hubeeysan magaalada Garowe
Iska hor-imaadka ayaa waxaa la sheegayaa inuu dhexmaray ciidanka Booliska iyo rag hubaysan oo lala xiriirinayo maandooriyaha Khamriga.
Ciidanka boolsika ayaa kudaba joogay gaari aan Taargo lahay si ay u qabtaan , waxaana m
