Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252
Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46
1- July-2023

Safaarada maraykanka ay soomaaliya ayaa barteeda Twitter ka soo dhigtay qoraal u dhignaa sidan
“Anigoo ku hadlaya magaca Mareykanka, waxaan shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa maalinta qarannimadaada ee 63-aad.” – Antony J. Blinken, Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka. Warbixin dhameystiran oo ku saabsan: state.gov/somalia-nation…