Maxaa keenay in Al-shabaab ay dib u weeraraan deegaanno horay looga qabsaday?

2- July-2023-

Kooxda Al-shabaab ee dagaalka kula jirta Dowladda Faderaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmihii dambe waxay weerarro ku qaadday deegaanno horay looga qabsaday oo ku yaalla maamul goboleedyada ku dhow Caasimadda dalka ee Muq犀利士 disho.

Deegaanka Daaru Nicma oo Al-shabaab oo horay gacanta kooxda uga baxay ayey dhowaan weerareen , iyada oo la sheegay in ay bur-buriyeen qeybo kamid ah Masjidkii magaalada.

Haddaba, maxaa keenay in Al-shabaab ay dib ugusoo dhiirradaan in dagaal ay kusoo qaadaan deegaanno horay looga qabsaday? Maxaase lagu micneyn karaa weeraradaan?