Daawo:Ciidan qayb ka noqonaya la,dagaalanka Alshabaab ayaa ka dagay Magaalada Dhuusamareeb

16- August-2023

Guddoomiyaha degmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir oo hoggaaminaya cudud ciidan oo qayb ka noqonaya howlgalka Ciribtirka Argagixisada Alshabaab ayaa ka dagay Magaalada Dhuusamareeb sida ay ku warantay warbaahinta Qaranka Dheeho.com