26- Sept-2023- SNTV

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta soo gaba-gabeysay dacwad Musuq-maasuq ah oo loo heystay saraakiil ka tirsan wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS.