5- October-2023
<犀利士 !– /wp:paragraph –>
Xubno ka tirsan mucaaradka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo dhawaanahan Nairobi iyo Muqdisho ka waday olole ay ku doonayaan in doorashada Koonfur Galbeed wakhtigii horey loogu heshiiyay ay ku dhacdo, ayaa laga horistaagay safar ay ku tagi lahaayeen magaalaa Baydhab Dheeho News Every Day
