Somalia Goormay qaadatay Deeynta laga cafinayo?

5-:December-2023

犀利士 11/IMG_20221121_024439_527.jpg” alt=”” class=”wp-image-112893″/>

“Waxaan maanta kugu wareejinayaa Talada Jamhuuriyada Somalia oo aan wax deyn ah lagu laheyn” Sidaas waxaa yiri AUN M/weyne Aadaan Cade oo la hadlayay AUN M/weyne C/rashiid Cali Sharmake” oo la dilay iyadoo Somalia aysan wali galin liiska dalalka amaahda lagu leeyahay .

Goormaan Deynta Qaadanay ?

AUN Madaxweyne Maxamed Siyaad Bare Iyo militarigii uu horkacayay ee ku soo booday talada dalka ayaa xagooda loo tiiriyaa inay ugu horeeysay deyn qaadashada Somalia, inkastoo wax badan oo dalka muhiim u ah ay dowladii militarigu u Isticmaashay inay ku qabtay deeymaha badankood, hadana dad wax jira farta ku fiiqa addeegsi xun Iyo ku tagrifal maaliyadeed oo mudooyinkii u danbeeyay ee maamulkii militariga banaanka yaalay .

Yaa Taariiqda ku galay Deeynta Cafintq?

Madaxweyne Xasan Shiikh oo taariiqda ku galaya guusha la gaaray cafinta deeyntii lagu lahaa dalka ayaa Somalia u jiiday jiho, siyaasadeed ooy ka buuxaan ,rajo dowlanimo caga adag ku taagan

Hagaajinta amniga, oo salka ku haya ku dhiirashada ololaha israacay ee dowlada Iyo dadweynaha ee lagu ciribtirayo argagixisada Alshabaab oo deegaano Baden laga bixiyay gacantooda ayaa soo dadajiyay qaadista cunaqabteynti hubka oo golaha Amaanka Qaramada Midoobay ay jimcihii meelmariyeen

Ku biiritaanka dalada bulshada bariga Africa ee EAC , oo dalka oo dhan laga soo dhaweeyay ayaa ka horeeysay qaadista cunaqabteynta hubka iyadoo saacada soo socda aanu arki doono ku dhawaaqista deeyn cafinta

Leave a Reply