Daawo: Madaxweyne Xasan Sheekh ; Haloo istaago difaaca dhulkeena

12- January-2024″

Daawo Madaxwey Xasan Sheikh”Soomaaliyeey dhulka yuusan ina dhaafin ee aan difaacano”.

Madaxweyne Xasan Sheekh: oo Soomaalida u digay ayaa yiri”

“Soomaaliyeey dhaqanka Itoobiya maanta ka soo muuqda waa balaayo geeso la qabto ayeyna leedahay ee geesaha aan ka qabano.

Madaxweyne Xasan Sheekh” ayaa sidoo kale yiri Hal tilaabo hadii ay soo qaado Itoobiya 3 iyo 4 tilaabo ayaan qaadaynaa”

Leave a Reply