Daawo: Mudanayaasha Golaha Shacabka oo soo gaba gabeeyay ka doodista arrimaha siyaasadda iyo go’aamadda masiiriga ah ee dalka.

7-Feb-2024-Muqdish

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS oo soo gaba gabeeyay ka doodista arrimaha siyaasadda iyo go’aamadda masiiriga ah ee dalka.

Xil C/Samad Macalin”Shaqooyin badan ayaa laga soo qabtay Dastuurku Muhiimadu waa inaan ka doodno dhammaystirkiisa”

Xil Daahi Amiin Jeesow”Dastuurkaan waxaa loo xilsaaray labada Aqal ee Baarlamaanka cidkale shaqo kuma lahan”

Xildhibaan Cismaan Dheere: “Dastuurka dhameystirkiisa Baarlamaanka ayey shaqadiisa tahay, ma ahan in wax laga weydiiyo rag mar murashaxiin noqday”

Leave a Reply