Daawo : Madaxa Heyadda Hormuud Salaam Foundation Oo ka hadlay carruutii Soomaaliyeed ee wadnaha ka daloolay ee heyaddu u dirtay magaalada Milano

21-May-2024

Guddoomiyaha heyadda samaflka Hormuud Salaam Foundation C/llaahi Nuur Cismaan ayaa u mahad celiyay dadkii gacant ka geeystay carruutii Soomaaliyeed ee wadnaha ka daloolay ee heyaddu u dirtay magaalada Milano si daaweyn ay uga helaan dalka Talyaaniga

Gudopmiyaha #HSF ayaa yiri” ⏩️ “Waxaan rabna in aan halkan uga mahadceliyo Adna Macallin Cabdiraxmaan oo ah gabar Soomaaliyeed oo deggan magaalada Milan ee dalka Talyaaniga, taas oo ka shaqeysay in carruurta Soomaaliyeed ee ka xanuunsan wadnaha ee aan dalka wax looga qaban karin lagu soo daweeyo Talyaaniga.”

Leave a Reply