Muqdisho”Dhalinyaro lagu eedeeyay In siyaabo qaldan ay u Isticmaalaan baraha bulshada ayaa la horkeenay Maxkamda gobolka Banaadir

26-May-2024

Muqdisho”Dhalinyaro la sheegay In siyaabo qaldan ay u Isticmaalaan baraha bulshada ayaa la horkeenay Maxkamda gobolka Banaadir

Hanad Cabdiraxmaan oo loo yaqaan Waan Gariiray ayaa lasoo istaajiyay maxkamada gobolka Banaadir kadib markii lagu soo eedeyay inuu dhaqan xumo ku faafinayay baraha bulshada

Shacabka Muqdisho oo soo dhaweeyey tallaabada uu booliska Soomaaliya ka qaaday dadkii baraha bulshada ka waday kicinta dadweynaha.

Taliska Booliska Soomaaliya oo sheegay in Gabdho caanka ah aaladdaTIKTOK Maxkamad lasoo taagi doono.

Leave a Reply