Salaama Somali Bank Oo la gudoonsiiyay Abaalmarinta Africa Bank

5- June -2024- Xaflad ka dhacdey magaalada Nairobi ayaa waxaaB 11 WORLD ay ku gudoonsiisay Salaama Somali Bank Abaalmarinta Africa Bank 4.0 Awards-2024 ( Panafrica for As Inspiring Bank In Financial inclusion Excellence Somalia

Guushaan ayaa qeyb ka aheyd dadaallada Bangiga oo ugu jiro, sare uqaadista kobaca dhaqaalaha Dalka, Shaqa abuurka iyo horumarinta Adeegyada Maaliyadeed.