10-July-2024- Muqdisho
Kulan xasaasi ah oo ay maanta lahaayeen xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta baaqday, waxaana guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe uu sheegay in uu yahay qalad wayn oo ka dhacay baarlamaanka.