Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay dood looga hadlayay bixitaanka Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS kuwaas oo ku sugan Soomaaliya.

Dooda ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaano Baarlamaanka Federaalka ee dalka iyo Khubaro dhinaca amniga ah, waxaana inta badan looga hadlay in la iftiimiyo tayeynta Ciidamada qalabka sida iyo kuwa degaanka ee la dagaalamaya Argagaxisada.