Daawo” Somali Safar Baaskiil Oo Ka Biloowday Muqdisho Ku Tagay Magaalada Gaalkacyo

July 28, 2024

Amniga soo hagaagaya tan iyo markii Madaxweyne Xasan Sheekh uu la wareegay talada Ayaa ku dhiirigeliyay ninkan in uu bareero safarka baaskiilka in uu ku maro dhulkii laga xoreeyay argagixisada

Maxamed Xasan wehliye ilkacase ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo oo uu gaaray 21 maalmood kadib markii safar baaskiil oo ka biloowday Muqdisho uu ku maray masaafo dhan 750km si uu u dhigo record cusub 🚴🚴‍♀️🚴‍♂️