Toos U Daawo: R/Wasaare Xamse oo caawa qaar kamid ah shacabka uga jawaabay Su’aallo ay weydiyeen.

22″ Aug”2024 ” Muqdisho ” R/lwasaaraha XFS mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kawarbixiyay waxyaabaha u qabsoomay Xukuumadda Dan Qaran mudadii labada sano ee ay jirtay.

⏩️Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre “Hadiisan Itoobiya ka laaban heshiiskii xadgudubga ahaa, ixtiraamina Madaxbannaanida Soomaaliya, ka mid ahaan doonto howlgalka ATMIS bedelaya.”

⏩️Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre “Hadiisan Itoobiya ka laaban heshiiskii xadgudubga ahaa, ixtiraamina Madaxbannaanida Soomaaliya, ka mid ahaan doonto howlgalka ATMIS bedelaya.”

⏩️Ra’iisulwasaaraha XFS “Itoobiya waxaan soo istaajinay meel cidlo ah, Badeenna in xoog lagula wareegana ma ogolin, mana aqbalayno.”