Daawo : Madaxweyne Xasan Sheekh oo bixiyey wareysi uu Siiyay Aljazeera kaga hadlay gardarada Itoobiya iyo qorshaha Masar

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi dheer siiyey Telefishinka Aljazeera, ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya kala dhaxeysa Itoobiya

Madaxweyne Xasan ayaa ku dheeraaday damaca Itoobiyaanka uga jira badda Soomaaliya iyo mowqifka Soomaalida, hubka ay Itoobiya soo gelineyso gudaha Soomaaliya iyo heshiiska difaaca ee Masar, waxaana soo tartumnay khudbadda qeybtii uu Madaxweynuhu kaga hadlay xiisadda iyo qalaalaasaha ay Itoobiya ka abuureyso Gobolka.