DAAWO Xasan Cali Qayre oo Eedeeyn Kulul Dusha Uga Tuuray Farmaajo

12″ April ” 2021 Muqdisho-

Mid waan hubaa oo su´aal kama taagna, ineysan dhici doonin in madaxweynaha uu xilkiisu dhamaaday uu sharci daro iyo qori caaradii xukunka dalkan kusii heysto.

Mida ay su´aashu ka taagantahay waxey tahay, ilaa intee le´eg ayuu dib noo celin karaa ama horumarkii yaraa ee aan sameynay naga burburin karaa.

Wax kasta oo maanta dhacaya ama dhici doono, hal qof ayaa masuul ka ah, waana madaxweynaha uu xilkiisu dhamaaday ee raba inuu xoog, xikmad la´aan iyo sharci daro kusii heysto xukunka dalka.

https://youtu.be/5WI3_yrW6lk

Leave a Reply