Roobab ka da,ay Muqdisho oo biyo dhigay waddooyinka ayaa sababay in ay xirmaan jidad muhiim u ahaa dadka iyo gaadiidka


Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252

Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46

August “4 “2021” Muqdisho

Darawaliinta iyo shacabka ku nool magaalada Muqdisho, waxaa amni-darrada ugu sii darsamay caqabaddo ay kala kulmayaan waddooyinka magaalada oo qaarkood ay xireen biyo ka dhashay roobab magaalada ka da’ayay.

F

Darawallada bajaajka ayaa codsanayay in dowladdu wax ka qabato waddooyinka mar haddii ay canshuur qaado.

Maamulka gobolka banaadir ayaa ka waji qarsanya in uu ka jawaabo dalabka dadweynaha magaalada iyo darawalada gaadiidka

Leave a Reply