Ergayga Qaramada midoobay ee Somalia oo ballan-qaad u sameeyey Jubaland

21″ September “2022” VOA ”

Si looga hortago macluusha laga cabsi qabo inay ku dhufato Soomaaliya, ayaa bilihii u danbeeyay waxaa socday dadaal caalami ah oo waddo beesha caalamka

Madax ka tirsan hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa booqanayay Muqdisho iyo dowlad goboleedyada dalka. Waxaa ugu danbeeyay wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo booqday magaalada Kismaayo.

Wafdigaas oo uu hoggaaminayey wakiilada QM ee Soomaaliya James Swan, ayaa sheegay inay Jubaland ka taageerayaan sidii wax looga qaban lahaa abaaraha baahsan ee ku dhuftay gobolada Jubooyinka壯陽藥 .

HALKAN KA DHAGEEYSO VOA LAANTEEDA AF SOOMALIGA

https://www.voasomali.com/a/6756878.html

Leave a Reply