14″ February “202”
Ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ayaa ku dagaalamaya duleedka magaaladaasi, dagaalka xoogiisuna uu ka socdo jiidda bari.
D犀利士 adka ku haray magaalada ayaa sheegaya inay madaafiic ku soo dhaceyso xaafadaha magaalada, isla-markaana ay jiraan tiro guryo ah oo ku gubtay.
Dagaalkan ayaa noqonaya mid ka mida dagaaladii ugu qaraaraa ee Laascaanood ka dhaca.