Ciidamada dowlada ayaa wali la tacaalaya soo afjarista weerar koox ka tirsan alshaab ay ku galeen galeen guri ku yaal Muqdisho

21″ February “2023” Muqdisho

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa wali la tacaalaya weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen guri ku yaala magaalada Muqdisho oo lagu daweeynayay dagaalyahano dowlada ka Barbara dagaalma oo ku soo dhaawacmay dagaaladii ka dhanka ahaa Argagixsada shababaab ee gobolka Hiiraan

Goobta uu weerarku ka dhacay ayaa ah aagga cagaaran ee magaalada Muqdisho oo ah halka sida aadka ah loo ilaaliyo, waxaana degan mas’uuliyiintii ugu sareysay oo uu ka mid yahay Cali Shacbaan oo ah guddoomiye ku xigeenka aqalka sare.

Ciidamada ayaa goobta isku gadaamay, waxaana ay isku dayeen in ay dib ula wareegaan gacan ku haynta guriga rag looga shakisan yahay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, waxaana ay dadka ka kaxeysteen sida ay wararku sheegayaan.

f