Afar askari oo ka kala tirsan ciidamada Xoogga dalka, Booliska iyo NISA ayaa maanta oo Khamiis ah lagu toogtay magaalada Muqdisho.

2″ February 2023″

Afar askari oo ka kala tirsan ciidamada Xoogga dalka, Boolis壯陽藥 ka iyo NISA ayaa maanta oo Khamiis ah lagu toogtay magaalada Muqdisho. Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku riday, kadib markii ay ku heshay dambi ah inay dileen askar kale. Soomaaliya

Leave a Reply