5″ January “2023” Muqdisho

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed Mahad Maxamed Salaad ayaa uga mahad celiyay Golaha Wasiirada sida ay u ansixiyeen sharciga nidaaminaya shaqada Hay’adda si waafaqsan dastuurka iyo shuruucda dalka.
Qoraal uu agaasimaha NISA ayaa waxaa uu ku yiri
