22″ February “2023”
Somalia waxay meesha ka saaraysaa 53 sano ka dib sharci la,aantii ay ku howlgali jirtay hayadda Sirdoonka iyo nabad sugida qaranka oo mudo dheer magaceeda lagu geeysanayay xadgudubyo
Agaasimaha hay,adda Nabadsugida & Sirdoonka Qaranka somalia Mahad salaad ayaa u mahad celiyay xubnaha labada aqal ee baarlamaanka somalia Iyadoo sharciga lagu wado in la horgeeyo Madaxweynaha jamhuuriyada oo hadii uu saxiixo Somalia u kaxeeyneeysa inay soo afjarto mudo dheer oo hayadda Nabadsugida ay ku shaqeeyneeyso sharci darro