Alshabaab oo sheegtay qarax miino iyo weerar hoobiyaal ah oo lagu qaaday magaalada boosaaso ee maamul-goboleedka putland

24″ February “2023

Qarax miino iyo weerar hoobiyaal ah ayaa lagu qaaday magaalada boosaaso ee maamul-goboleedka putland todobaadkii labaad oo xiriir ah .

Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay masuuliyadeeda qaraxa miinada iyo hoobiyaasha lagu weeraray magaalada Boosaaso oo Wararka laga helayo ay sheegayaan in hal qof uu ku dhinay sadax qof oo kalana ay Ku dhaawacmeen

Warbaahinta ay maamusho argagixisada Alshabaab ayaa sheegtay in tiro askar ah oo ka tirsan maamulka putland ay ku dileen qarax miino deegaan hoos taga Boosaaso iyadoo masuuliyiinta maamul-goboleedka putland ay ka gaabsadeen ka hadalka sheegashada Alshabaab iyo 犀利士 khasaaraha ka dhashay weerarka oo I’llo ka kala duwan ay xaqiijiyeen