17″ Feb”2023″ Muqdisho
Somaliland waxay ka mid tahay jamhuuriyadda Soomaaliya, midnimo kuma raadinno dagaal, markaa waa in si degdeg ah loo joojiyo duqaynta Laascaanood. ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood
Somaliland waxay ka mid tahay jamhuuriyadda🇸🇴Soomaaliya, ayuu yiri Madaxweyne Xasan Shiikh oo mar kale ka hadlay dirirta #Laascaanood
Anaguba Midnimada kuma raadin壯陽藥 no dagaal, markaas waa in si degdeg ah loo joojiyo duqaynta Laascaanood-Ayuu xusay Madaxweyne #Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo Muuqaal kooban oo uu soo dhigay Twitter-ka ku sheegay in Xiisada laascaanoodn ay la mid tahay arinta somalia ay uga aamusan tahay dagaal inay ku raadiso midnimadeeda
40 sano oo uu dalku kala maqanyahay ayaa laga shaqeeynayay sidii loo horumarin lahaa nolosha bulshada soomaaliyeed ee walaalaha ah ayuu yiri Madaxweyeynaha oo ku celiayay joojinta dagaalka gobolka sool
Dajiraha maraykanka u qaabilsan somalia Larry Andre oo soo dhaweeyay fariinta madaxweyne xasan sheekh ee ku aadan joojinta colaada laascaanood ayaa ugu yeeray dhinacyada ku lugta leh dagaalka inay wadahadlaan