31- August-2023

kooxda AShabaab oo dad shacab ah ku leysay deegan hoostaga Ceelbuur
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dad shacab ah oo gaaraya ilaa 30 ruux ay kooxda AS ku dishay deegan 40KM u jira magaalada Ceelbuur
Dadka la dilay ayaa doonayay inay isaga baxaan deeganka balse kooxda oo diidan bixitanka shacabka ayaa sameysay falkan naxariisdarada ah