Author: boodhari

Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo maanta la saxiixday 15 Wasiir Ballanqaadka Xukuumadda iyo qiimeynta Waxqabadka 4tii bilood
WARARKA

Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo maanta la saxiixday 15 Wasiir Ballanqaadka Xukuumadda iyo qiimeynta Waxqabadka 4tii bilood

Muqdisho-2-May-2024" Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa ansixiyey heshiis kale oo lala galay dowlada Turkey, Iyadoo Ra’iisul Wasaare Xamsa uu dhinaca kale la saxiixday 15 Wasiir Ballanqaadka Xukuumadda iyo qiimeynta Waxqabadkii 4tii bilood ee la soo dhaafay. Golaha Wasiirrada Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ansixiyey heshiis iskaashi oo u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la saxiixday 15 kamid ah Golaha Wasiirrada Ballanqaadka iyo qiimeynta Waxqabadka 4tii bilood ee la soo dhaafay iyo hiigsiga Waxqabadka inta ka dhiman sanadkan, taas oo qeyb ka ah hannaanka casriyeynta dowladnimada, xoo...
Xubno la sheegay in ay ka tirsanyihiin Al-shabaab oo Kenya lagu dilay
WARARKA

Xubno la sheegay in ay ka tirsanyihiin Al-shabaab oo Kenya lagu dilay

2- May-2024" Ugu yaraan lix qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa Arbacadii shalay lagu dilay weerar gaadmo ah oo ciidamada ammaanka eew Kenya ay ku qaadeen deegaanka Kumba ee gobolka Lamu. Booliisku waxay sheegeen inay sidoo kale la wareegeen sahay muhiim ah. Goobta uu weerarka gaadmada ah ka dhacay ayaa ah dhulka Keymaha ah ee Boni Forest halkaas oo la sheegay in qaar kamida kooxdu ay ku sugnaayeen. Ciidamada Kenya ayaa soo qaaday weerarka gaadmada ah. Shaqaaluhu waxay sheegeen in qaar ka mid ah raggan ka tirsan Al-shabaab ay u suurtagashay in ay baxsadaan. "Shacabka waxaa lagula talinayaa in ay feejignaadaan sababtoo ah howlgalku wuxuu horseedi karaa dhaqdhaqaaqyo kordha oo kooxda ah," ayuu yiri sarkaal. Dadka la dilay ayaa waxaa ka mid ah n...
Dadweyne careysan oo maanta isugu soo baxay  Muqdisho ayaa dhigay dibad-bax cabasho ah
WARARKA

Dadweyne careysan oo maanta isugu soo baxay  Muqdisho ayaa dhigay dibad-bax cabasho ah

Muqdisho-2-May-2024 Dadweyne ka careysan dil loogu geeystay gurigiisa Sarkaal ka tirsan Ciidamada Milatariga Somalia oo ka yimid ooy furimaha dagaalka ayaa maanta iMuqdisho dhigay dibad-bax cabasho ah Shacabka isugu soo baxay halkaas ayaa kasoo horjeeday dilka loo gaystay Sayid-Cali Cabdi Cadde oo kamid ahaa saraakiisha ciidanka Xoogga dalka oo u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray weerar la sheegay inay habeen hore gurigiisa oo ku yaalla degmada Boondheere ku qaadeen ciidamada dowladda. Qaar kamid ah dibad-baxayaasha oo ka hadlay falkaasi ayaa faah-faahin ka bixiyay sida ay wax u dhaceen, ayaga oo sheegay inay ka xun yihiin dilka sarkaalkaasi. Sayid-Cali isaga oo gurigiisa joogo cadowga uu furimaha kula dagaalamaayay asoon dilin ayaa nin shaatiga uu wato la wato dilay” ayay tir...
Maxaa ku dhici kara Soomaalida haysata baasaboorka Itoobiya Oo la kulmay Xayiraadda Midowga Yurub..?
WARARKA

Maxaa ku dhici kara Soomaalida haysata baasaboorka Itoobiya Oo la kulmay Xayiraadda Midowga Yurub..?

1- May- 2024- Midowga Yurub ayaa Isniintii ku dhawaaqay inay adkeynayaan shuruudaha fiisaha ee dadka ka imaanaya Itoobiya, iyagoo ku eedeeyay dowladda dalkaas inay ku guuldareysatay inay iska kaashadaan sidii ay dib ugu soo celin lahayd muwaadiniinta lagu helay inay si sharci-darro ah ugu nool yihiin 27-ka waddan ee Midowga Yurub. Goluhu wuxuu maanta go’aamiyay in si ku meel gaar ah loo hakiyo qodobo ka mid ah sharciga Midowga Yurub ee nidaaminaya bixinta fiisaha muwaadiniinta Itoobiya. Gaar ahaan, hadda ka dib suurtogal uma noqon doonto dawladaha xubnaha ka ah: Go'aanka ka joojinta waa ku meel gaar laakiin ma qeexayo taariikhda uu dhammaanaayo si gaar ah. Waxaana warbixintaan lagu sheegay in Guddigu ii sii wadi doono horumarada laga sameeyo iskaashiga dib-u-celinta muwaadiniinta Ito...
Borussia Dortmund ayaa guul ka gaartay Paris Saint-Germain lugta hore ee semi-finalka Champions League
SPORTS

Borussia Dortmund ayaa guul ka gaartay Paris Saint-Germain lugta hore ee semi-finalka Champions League

1- May- 2024". Dortmund 1-0 PSG Borussia Dortmund ayaa guul ka gaartay Paris Saint-Germain lugta hore ee semi-finalka Champions League . Ciyaaryahan Niclas Fullkrug ayaa qeybtii hore ee ciyaarta gool qurux badan u dhaliyay kooxda Borussia Dortmund oo 1-0 ku garaacday Paris St-Germain lugtii hore ee semi-finalka Champions League. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Jarmalka ayaa lugtiisa midig u adeegsaday inuu si khibrad leh u soo dejiyo kubad dheer ka hor inta uusan lugta bidix ku garaacin gurigooda, waxaana hogaanka u dhiibay Dortmund daqiiqadii 36aad. Markii dib la isugu soo laabtay qeybtii hore ee ciyaarta, PSG ayaa iska lumisay fursado dhowr ah oo ay ku barbareyn kartay qeybta labaad, iyadoo Kylian Mbappe uu kubad ka soo laaday birta ka hor inta uusan Achraf H...
Blame the government’: Kenyans bemoan lack of support amid record flooding
WORLD

Blame the government’: Kenyans bemoan lack of support amid record flooding

Nairobi, Kenya –1-May-2024" " In Mathare, one of the largest informal settlements in Nairobi, residents grapple with flood damage, loss and lack of state assistance.  Collins Obondo stood atop the rubble of a house in Mathare, one of the largest informal settlements in Kenya’s capital Nairobi, surveying the aftermath of a flood that destroyed his neighbourhood. “This is all that’s left of my mother,” the 38-year-old said, looking down at the heap of muddy miscellaneous items gathered together on top of where her house once stood. Last Tuesday, residents awoke in the middle of t犀利士 he night to the frantic shouts of “Maji! Maji!” (Water! Water!) after torrential rain triggered widespread flooding across the capital. The overpopulated settlement is situated within a valley ...
Soomaalida Jarmalka oo la shaaciyay gobollada ugu badan ee Soomaaliya ee ay ka kala yimaadeen
WARARKA

Soomaalida Jarmalka oo la shaaciyay gobollada ugu badan ee Soomaaliya ee ay ka kala yimaadeen

1-May-2024' Sida lagu daabacay bar ay wax ku baahiyaan Soomaalida kunool dalka Jarmalka, dowladda dalkaasi ayaa shaacisay gobollada ay u badanyihiin ama ka kala yimaadaan Soomaalida ku nool Jarmalka. Soomaalida dalkan 2016-2020 degnayd iyo gobollada ay ku kala dhasheen ama ka kala yimaadeen. (Sida ay dowladda Jarmalka qortay). - Banaadir inay ku dhasheen waxaa sheegtay 39.5% - Koonfur Galbeedna 23.5% - Jubbaland 16.4% - Hirshabeelle 10.8% - Somaliland 4.4% - Galmudug 2.8% - Puntland 2% - Mudug oo markale ay gooni u qoreenna 0.8% Tiro ahaan haddii loo bedelo sidaan ayay dowladda qortay, ayadoo tirooyinka soo koobaysa. - Banaadir waxaa ku dhashay 9,900 qof - Koonfur Galbeed waxaa ku dhashay 5,900 qof - Jubbaland 4,100 qof - Hirshabeelle 2,700 ...
Shirkad tallaalka Corona soo saartay oo qiratay in waxyeello caafimaad uu leeyahay
WARARKA

Shirkad tallaalka Corona soo saartay oo qiratay in waxyeello caafimaad uu leeyahay

1" May"2024" Shirkadda laga leeyahay Britain ee Astra Zeneca ayaa markii ugu horreysay maxkamadda ka hor qiratay in tallaalkeeda ka hortagga fayraska Corona uu keeni karo waxyeellooyin halis ah oo ay ugu wacan tahay xinjirowga dhiigga. Oggolaanshaha naadirka ah ee shirkadan dawoonka sameeysa ayaa yimi ka dib dacwad fal-celin ah oo ay gudbiyeen daraasiin qoys oo dalbanaya magdhow gaaraya malaayiin lacagta giniga ah, iyaga oo sheeganaya in iyaga ama dad qaraabadooda ah ay u dhinteen sababo la xiriira tallaalka "ciladeysan" ee ay soo saartay shirkadu. Qareenada u doodaya eedaysanayaasha ayaa aaminsan in kiisaska qaar ay ku kici karaan ilaa £20 milyan oo magdhow ah. AstraZeneca oo fadhigeedu yahay Cambridge, oo ka doodeysa eedeymahan, ayaa ku qiratay dukumeenti sharci ah oo loo gu...
Q/Midobe Oo Itoobiya Kala Hadashay Xalinta Xiisada Badda Ee Soomaaliya
WARARKA

Q/Midobe Oo Itoobiya Kala Hadashay Xalinta Xiisada Badda Ee Soomaaliya

1-Nay-202=" Wasiirka Arrimaha dibada ee Itoobiya Taye Atske-Selassie ayaa la kulmay Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing, oo tagtay Addis Ababa. Kulanka waxaa looga hadlay arrimaha Soomaaliya & Gobalka Geeska, iyadoo Catriona Laing ay xukuumada Abiye ku wargalisay walaaceeda heshiiskii Badda ee xiisada culus ka dhex abuurtay xukuumadaha Muqdisho iyo Adis Ababa. Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya ayaa fadhigga ka sh壯陽藥 eegay in ay ka shaqeynayaan daganaanshaha gobalka, iyadoo ay Ergayga gaarka ah ee QM la sheegay in ay Itoobiya uga mahadcelisay taageerada ay ka geysato sidii ay Soomaaliya nabad u noqon lahayd. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1785670575353938158?t=zVVYzey3gfckhccljHmfBA&s=19