Wadamada Carabta iyo Bartamaha Aasiya oo DFS ku taageeray diidmada heshiis beenaadkii Itoobiya iyo maamulka Somaliland
1-May -2024" Waddamada Carabta iyo kuwa bartamaha Aasiya ee taageera dowladda federaalka Soomaaliya ayaa go’aan culus kasoo saaray heshiiska badda ee dhex-maray Somaliland iyo Itoobiya oo xad-gudub ku ah madax banaanida Soomaaliya.
Wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka Carabta, kuwa Bartamaha Aasiya iyo Jamhuuriyada Azerbaijan oo yeshay kalfadhigii 3-aad ee Madasha Dhaqaalaha iyo Iskaashiga ee waddamadan ayaa waxaa looga hadlay caqabadaha iyo fursadaha ku xeeran horumarinta iskaashi wadajir ah.
Kulankan waxaa goobkoog ahaa Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Wadamada Carabta, Azerbaijan, Uzbekistan, Tajikistan, Turkmenistan, Jamhuuriyadda Kyrgyz, Kazakhstan iyo Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Ahmed Aboul Gheit.
Xubnaha dalalkan ayaa xag-dububka Itoobiya kula kacdsay ...