Author: boodhari

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQASHO RASMI AH KU TAGAY DALKA TANZANIA
WARARKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQASHO RASMI AH KU TAGAY DALKA TANZANIA

Daaru-salaam, Abriil 25, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey dalka Tansaaniya halkaas oo xarun u ah Dallada Bulshada Bariga Afrika ee dhawaan ay ku biirtay Soomaaliya. Madaxweynaha oo martiqaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Tansaaniya Marwo Samia Suluhu Hassan ayaa la yeelan doona shir ku saabsan xaaladda gobolka iyo danaha wadajirka ah ee ay wadaagaan Labada dal, taas oo ay ka mid tahay Dallada ay ku mideysan yihii犀利士 n ee Bulshada Bariga Afrika oo dalka Tansaaniya ay ka mid ahaayeen dalalka doorka wanaagsan ka qaatay aqbalaadda codsiga Janhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka qeyb-geli doona sannad-guurada 60-aad ee midowga iyo qarannimada dalka Tansaaniya. ...
US TikTok’s future in jeopardy as Biden signs ban bill: What’s next?
WORLD

US TikTok’s future in jeopardy as Biden signs ban bill: What’s next?

25-April-2024 TikTok’s Chinese owner, ByteDance, has nearly a year to divest or face a ban as US lawmakers say the company poses a security threat. The US Senate has overwhelmingly approved a bill that would ban TikTok unless its Chinese owner, ByteDance, divests from the video-sharing app in nine months amid concerns that the company poses a national security threat. TikTok has denied the Chinese government could access users’ data and has dubbed the bill, which was passed by a 79-18 vote, as unconstitutional. The bill was attached to a measure to provide a $95bn emergency aid package for Ukraine, Israel and Taiwan President Joe Biden has said he will sign it into law on Wednesday. What do we know about the TikTok ban, and what happens next? Why the ban on TikTok? How will ...
Despite Pandemic Setbacks, WHO Vows Continued Fight for Global Immunization
WARARKA, WORLD

Despite Pandemic Setbacks, WHO Vows Continued Fight for Global Immunization

25-April-2024" World Immunization Week celebrates a remarkable milestone - 50 years of the Expanded Programme on Immunization (EPI). This global initiative has been instrumental in saving countless lives and protecting children from devastating vaccine-preventable diseases. "Thanks to vaccines, smallpox has been eradicated, and polio is on the brink of elimination. Many once-feared diseases, including measles, cervical cancer, yellow fever, pneumonia, and diarrhea, are now easily preventable," said World Health Organization Director-General Dr. Tedros Adhanom Ghebreyesus, kicking off a virtual press conference to celebrate the momentous occasion. "Today, 84% of the world's children are now protected against diphtheria, tetanus, and pertussis with three vaccine doses, a powerful t...
Manchester City ayaa hal dhibic ugu soo jirsatay kooxda hogaanka u haysa Premier Leaque ee Arsenal kadib markii..
SPORTS, WARARKA

Manchester City ayaa hal dhibic ugu soo jirsatay kooxda hogaanka u haysa Premier Leaque ee Arsenal kadib markii..

25-April-2024" Brighton 0-4 Man City Manchester City ayaa si habsami leh hal dhibic ugu soo jirsatay kooxda hogaanka u haysa Premier Leaque ee Arsenal iyada oo kulan uu baaqi u hadhsan yahay ka dib markii ay guul caadi ah ka gaadhay Brighton garoonka Amex Stadium. Kulankii halista ahaa ayaa si hufan u dhamaaday iyadoo City ay booska saddexaad kaga soo gudubtay Liverpool Kevin De Bruyne ayaa dhaliyay gool madax ah oo cajiib ah oo quusitaan ah si uu hogaanka ugu dhiibo Manchester City kulankii Brighton ka hor inta uusan Phil Foden labo jeer shabaqa soo taaban J Álvarez ayaa goalka 4aad u dhalin City https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1783609388390916533?t=EpP40LHQGA7zyH9u0-CSFg&s=19 Daqiiqadii 17-aad ee ciyaarta Kyle Walker ayaa kubad qurux badan ku soo karoosay ...
Shirweynaha Maalgashiga Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay
WARARKA

Shirweynaha Maalgashiga Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay

25-April-2024-Muqdisho- Waxaa soo gabagaboobay Shirweynaha Maalgashiga Soomaaliya. Waxaan ku faraxsannahay inaan qeyb ka aheyn shirkan, sidoo kalane boqolaal macamiisheena ka mid ah iyo kasoo qeyb galayaasha shirkan gudoonsiinay hadyado aan ugu talagalnay, una sharaxnay adeegyada bangiga uu bixiyo. Salaam Somali Bank waxaa marwalba ka go’an inuu taabageliyo kana qeyb qaato barnaamijyada wax tarka iyo horumarka u leh bulshada.
Hay’adda SoDMA oo deeqo kala duran gaarsiisay ku dhawaad 300 oo Qoos
WARARKA

Hay’adda SoDMA oo deeqo kala duran gaarsiisay ku dhawaad 300 oo Qoos

25-April-2024" Hay’adda SoDMA oo deeqo kala duran gaarsiisay ku dhawaad 300 oo Qoos Xilli Maalmo ka hor Hay’adda SoDMA, ay soo saartay digiino ku aaddan roobka (Gu’ga) ee ka curtay dalka,magaalada Baladweyn iyo deegaanada ku dhawna ay ka midyihin goobaha cabsida laga muujinayo ayaa si looga gaashanto cabsidaan waxa ay hay’adda SoDMA gargaar gaarsiisay Shacabka ku nool deegaanada Leebow, Hiraan Bile iyo Sabad caano oo duleedka Baladweyn dhaca. Qoysaskaan ayaa gaarayey 300 oo ruux waxana ay ka faa’iideeysteen bacaha ama teendhada roobka, bustayaal,alaabta maacuunta,jingado iyo qalab kale oo dhismo oo si KMG ah ugu dhistaan marka xaladahaan yimadaan,waxaana Hay’adda Maareynta Musiibooyinka SoDMA. SoDMA oo ay ka go’an tahay inay ay  inta awoodeyda iskugu geyso badbaadinta dadka&n...
In ka badan 70 Khawaarij ah ayaa lagu dilay ilaa 30 kalana waa lagu dhaawacay hawlgal ay iska kaashadeen
WARARKA

In ka badan 70 Khawaarij ah ayaa lagu dilay ilaa 30 kalana waa lagu dhaawacay hawlgal ay iska kaashadeen

Muqdisho, 25 April, 2024: In ka badan 70 Khawaarij ah ayaa lagu dilay ilaa 30 kalana waa lagu dhaawacay hawlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka oo laga fuliyay hawdka deegaanka Tabar-mooge oo qiyaastii 28-km Waqooyi kaga beegan magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug. Maleeshiyaadka halaagsamay waxaa lagu beegsaday saddex barood oo ku yaala deegaankaas, xogta la helay ayaa sheegeysa in ay isku aruursanayeen ilaa 150-Khawaarij ah, kuwaas oo isugu jiray maleeshiyaad ka soo firxaday hawlgalkii shalay ka dhacay deegaanka Carfuuda iyo maleeshiyaad kale oo la soo aruuriyay. Geesiyaasha Ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka ayaa wali ku raad-jooga Kontomeeyo maleeshiyaad Khawaarij ah oo isku dayay in ay dhulka hawdka ah ku baxsadaan, iyada oo sidoo kale Kha...
Dheeho Cusbooneysiinta wararka Ciyaaraha Everton oo dhabar jab weyn ku keentay hamigii Liverpool + kulamada Man United,  ,PSG
SPORTS, WARARKA

Dheeho Cusbooneysiinta wararka Ciyaaraha Everton oo dhabar jab weyn ku keentay hamigii Liverpool + kulamada Man United, ,PSG

24-April-2024-Dheeho👀Cusbooneysiinta wararka Iyo warabixinada ciyaaraha⤵️ ⏩️Everton oo dhabar jab weyn ku keentay hamigii Liverpool ee hanashada horyaalka Premier League ⏩️"Man United oo ka adkaatay kooxda Sheffield oo marti ugu ahayd Old Trafford" Iyo ⏩️ Paris St-Germain ay hal talaabo u soo jirsatay horyaalka Ligue 1 Everton 2-0 Liverpool Everton ayaa talaabo weyn u qaaday dhanka badbaadada Premier League waxayna dhabar jab wayn ku keentay hamigii Liverpool ee hanashada horyaalka iyada oo guul ay u qalantay ku gaadhay garoonka Goodison Park. Kooxda Jurgen Klopp ayaa dooneysay inay la dhibco noqoto kooxda hogaanka heysa ee Arsenal, laakiin qaab ciyaareed kale oo aan furaha ahayn ayaa haatan u muuqda inay ceyrsanayaan kooxda Mikel Arteta iyadoo afar kulan ay ka harsan...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dowlad goboleedyada ugu baaqay Inaysan marnaba siyaasadeynin arrimaha masiiriga ah
WARARKA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dowlad goboleedyada ugu baaqay Inaysan marnaba siyaasadeynin arrimaha masiiriga ah

24-April-2024" WAR-MURTIYEED KU SAABSANXIRIIRKA DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA IYO DOWLAD GOBOLEEDYADA⤵️ Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowlada dhexe waxa uu ugu yeeray Inaysan  marnaba siyaasadeynin arrimaha masiiriga ah ee dowladnimada Soomaaliyeed sida: midnimada, wadajirka, madax-bannaanida iyo gobnimada siyaasadeed ee dalka, Amniga iyo bedqabka muwaadinka kadib markii uu madaxweynuhu uu caawa aqalka Madaxtooyada ka soo saaray Qormo u muuqtay Inay tahay gardhigasho iyo caqli celin Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal kooban ku soo ururiyay xaalada guud ee wadanka laga soo bilaabo 15-kii May 2022_dii markii dib loogu doortay xaafiiska, halkii uu dalka ka soo qaaday "Xiriirka Dowladda dhexe Iyo Dowlad-Goboleedyada Iyo ka dha...
The group of Pan-African human rights defenders had an effective meeting with the representative of the EU in Sudan
WARARKA, WORLD

The group of Pan-African human rights defenders had an effective meeting with the representative of the EU in Sudan

24- April-2024-" The group of Pan-African human rights defenders led by Dr. Hassan Shire had an effective meeting with the representative of the #EU in Sudan 🇸🇩 The meeting discussed the human rights and humanitarian situation in Sudan, which is worsening and especially the problem of human rights defenders (HRDs) who risk their lives to keep Sudan on the international agenda. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1783157441691111706?t=A4-AylRmANgbGy-YmwLTEw&s=19