Author: boodhari

Thaabit oo saddex arrin midkood kula taliyay dowladda inay ku xaliso xiisadda taagan
WARARKA

Thaabit oo saddex arrin midkood kula taliyay dowladda inay ku xaliso xiisadda taagan

19- April-2024""Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, Thaabit Cabdi Maxamed ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xiisadda ka taagan xaruntii hore ee Dab-demiska ee magaalada Muqdisho. Dhulkan oo ay amartay dowladda in laga guuro ayaa waxay adka degan qaarkood si adag uga horyimaadeen amarka guurista, ayaga oo dowladda ku eedeeyay inay dhulkaas u gacan galineyso shaqsiyaad gaar ah, waxaana socda abaabul looga hortegayo in Booliska uu qasab ku raro dadka shacabka ah ee degan dhulkaasi maalinta berri ah ee Sabtida. Thaabit Cabdi ayaa dowladda usoo jeediyay in aysan qasab uga rarin dhulkaasi shacabka degan, isaggoo ku taliyay in xiisadda taagan lagu dayo saddex arrin midkood, si xal-waara loo helo Haddii dhulka dantaguud dowladdu leedahay, dowladnimaduna soo shacabku ma lahan? Hay’...
Ku dhawaad 80 qof oo shuban-biyood ku dilay Soomaaliya
WARARKA

Ku dhawaad 80 qof oo shuban-biyood ku dilay Soomaaliya

19- April-2024" Ugu yaraan 75 qof ayaa Soomaaliya ugu dhintay cudurka shuban biyoodka tan iyo bishii Jan. ee sanadkan, iyadoo ay sare u kaceen kiisas cusub ee la dhigayo isbitaalada dalka, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee dowlada Federaalka. Waxaa illaa hadda la diiwaangeliyay 7,235 xaaladood oo cusub. Wasaaradda Caafimaadka iyo Adeegg犀利士 a Aadanaha ayaa sheegtay in 64 boqolkiiba ay yihiin bukaanada kuwa daran xaaladoood. Sida laga soo xigtay wasaaradda caafimaadka 51 boqolkiiba, waxay ahaayeen dumar dadka uu soo ritay shuban biyoodka, taasoo muujineysa u nuglaanshaha haweenka ee caabuqa. Cudurka ayaa inta badan loo aaneynayaa in ay sabab u tahay in dadka aan haysan biyo nadiif ah iyo fayadhowr ku filan. Daadad ka dhashay El Nino oo dhacay dalka 2023 ayaa si wey...
Israel’s war on Gaza live: US vetoes Palestine bid for UN membership
WORLD

Israel’s war on Gaza live: US vetoes Palestine bid for UN membership

18- April-2024- News Agencies " The US again exercises its veto power in the UN Security Council to kill Palestine’s widely supported bid for full UN membership. US deputy ambassador to the UN speaks after the vote Robert Wood says the United States “has worked vigorously and with determination to support Palestinian statehood in the context of a comprehensive peace agreement that would permanently resolve the Israeli-Palestinian conflict”. “Since the attacks of October 7, President Biden has been clear that sustainable peace in the region can only be achieved through a two-state solution with Israel’s security guarantee,” he said after he raised his hand to vote against and veto the resolution supporting full membership for Palestine at the UN. “There is no other path that gua...
Africa remains vague on Iran-Israel dispute
WORLD

Africa remains vague on Iran-Israel dispute

18- April-2024" News Agencies " Africa is steering clear of the debate on whether Israel should retaliate, de-escalate or if Iran was wrong or right in attacking Israel on Saturday last week. Iran sent drones and missiles to Israel, marking the first direct attack on Tehran’s old-time enemy, even though the two had targeted each other via proxies. And while world leaders have either condemned or urged escalation, the African Union is keeping a pass. European Union leaders were expected to discuss stepping up sanctions against Iran on Wednesday. Sanctions are not supported by the AU in general. The bloc has always spoken about the need to lift sanctions imposed on Zimbabwe, Cuba and other countries by the West. The AU had also been swift in condemning terrorist attacks around...
Ciidanka Booliiska Ilaalada Xeebaha Soomaaliya oo tababbar ku qaatay Markab dagaal oo laga leeyahay Spain
WARARKA

Ciidanka Booliiska Ilaalada Xeebaha Soomaaliya oo tababbar ku qaatay Markab dagaal oo laga leeyahay Spain

犀利士 18- April-2024" Ciidanka Ilaalada Xeebaha Booliiska iyo hawlgalka Ciidamada Badda Midowga Yurub ee Soomaaliya loona yaqaano (Atalanta) ayaa fuliyay layli mideysan ay ku qaateen Markabka dagaalka lagu magacaabo (CANARIAS) ee Dalka Spain gudaha biyaha Soomaaliya. Layligaan ayaa xambaarsanaa qaababka la dagaalanka burcad-badeedka, dhaca hubeysan ee badda iyo ka hortagga maagelinta sharci darrada ah ee dembiilayaasha iyo shabakadaha Argagixisada. Layligaan wuxuu kamid yahay tababarada joogtada ah ee lagu tayeynayo Ciidanka Ilaalada Xeebaha Boliiska, sarena loogu qaadayo xirfadaha kala duwan ee Saraakiisha ammaanka iyo nabadgalyada badaha. Layligaan wadajirka ah waxaa hoogaaminaayay Taliyaha Ilaalada Xeebaha G/sare Bashiir Cabdi Qaasim iyo Taliyaha Markabka Dagaalka “CANARIAS...
Deadly Sahel heatwave caused by ‘human-induced’ climate change: Study
WORLD

Deadly Sahel heatwave caused by ‘human-induced’ climate change: Study

18- April-2024-Human-caused climate change contributed to an unusually intense and lethal hot spell throughout West Africa’s Sahel region in April, according to a study by World Weather Attribution (WWA), an international network of scientists focusing on extreme weather events. The heatwave caused temperatures in Mali and Burkina Faso to climb to more than 45 degrees Celsius (113 degrees Fahrenheit) between April 1 and April 5, an unusual spike for the season that likely led to numerous deaths, said the study published on Thursday The extreme weather also coincided with the Muslim fasting month of Ramadan and frequent power cuts, heightening the risk of heat-related casualties. “Even minimum temperatures, overnight, remained relatively high, making it so that people did not get a...
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay saddex heshiis oo lala galay dalka
WARARKA

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay saddex heshiis oo lala galay dalka

18-April-2024 犀利士 Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho, kaas oo uu guddoomiyey ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre. Shirka oo looga hadlay arrimo xasaasi ah ayaa waxaa sidoo kale lagu ansixiyay saddex heshiis oo ay wada gaareen dowladaha Soomaaliya iyo Tansaaniya. Heshiiska koowaad ee ay golaha meel-mariyeen ayaa ah heshiis iskaashi oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Tansaaniya, kaas oo kor loogu qaadayo xiriirka labada waddan oo ka wada tirsan ururka ganacsiga ee bariga Afrika.
Ciidanka NISA oo kaashanaya kuwa deeganka oo dilay 9 Xubnood oo Khawaarijta ah
WARARKA

Ciidanka NISA oo kaashanaya kuwa deeganka oo dilay 9 Xubnood oo Khawaarijta ah

18- April-2024" Ciidanka NISA Iyo Kuwa deegaanka oo Iskaashanaya, ayaa burburiyay Saldhig ay Khawaarijta ku lahaayeen Tuulada Taflow oo 28km Dhanka Koonfur kaga beegan Degmada Berdaale ee Gobolka Baay. Ciidanka Sirdoonka Qaranka iyo kuwa Deeganka, ayaa howlgalkaan sifaynta ah ku dilay 9 xubnood oo la tirsanaa Khawaarijta.Waxaana Hoolgalkaas lagu Soo furtay 7qori oo Ak 47 ah,Hal qori oo BKM ah,Sanduuqyo Rasaas ah. Ciidama kala duwan ee dolwadda iyo kuwa deegaanka, ayaa iska kaa shanaayo xurreynta goobaha yar yar oo ay cadowku ku dhuumalaysanayaan, Waxaanna dhawaan dhici doonto inta yar ee Khawaarijta ah oo duurka ku jiraan in lasoo qab qabto.
Midowga Yurub oo ansixiyay malaayiin loogu talagalay ciidanka Soomaaliya
WARARKA

Midowga Yurub oo ansixiyay malaayiin loogu talagalay ciidanka Soomaaliya

18- April-2024-Midowga Yurub ayaa sheegay in ay ansixiyeen lacag dhan 116.9 Milyan oo Doollarka Mareykanka ah oo loogu talagalay dadaallada lagu wiiqayo awoodda Al-Shabaab, isla markaana lagu xasilinayo Soomaaliya. Lacagahan oo ay ansixiyeen Guddiga Siyaasadda iyo Amniga ee Golaha Midowga Yurub Talaadadii, ayaa lagu taageerayaa hannaanka kala guurka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay mas’uuliyada amniga ugala wareegayaan bisha December ee sanadkan askarta Midowga Afrika oo wadanka ka baxaya. Sannadkii 2023-kii, ATMIS waxay billowday inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya, iyadoo u hoggaansantay qaraarkii Golaha Ammaanka ee Qa犀利士 ramada Midoobay sannadkii 2022, kaasoo ku baaqaya in lasoo afjaro howlgalka mudada 17ka sano socday. ATMIS ayaa soo gabagabeysay wajigii koowaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa qaabilay Orodyahanka Cabdulaahi Jama Mohamed oo  billadda qalinka ah ku guuleystay..
WARARKA

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa qaabilay Orodyahanka Cabdulaahi Jama Mohamed oo billadda qalinka ah ku guuleystay..

17- April - 2024 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Cabdulaahi Jama Mohamed oo kaalinta labaad ku guuleystay billadda qalinka ah tartanka orodka 5000m ee Ciyaaraha Guud ee Qaramada Afrika, oo lagu qabtay dalka Ghana. Madaxweynaha ayaa ku ammaanay Cabdulaahi Jama Mohamed sida uu u matalay dalkiisa, isagoo tilmaamay in guusha uu gaaray ay tahay mid taariikhi ah oo dhiirigelin u ah ciyaaraha fudud ee dalka iyo dhallinyarada Soomaaliyeed https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1780711750977106429?t=iocCQr2c56JMNYZ4rN23HA&s=19