Author: boodhari

Daawo: Baarsanguuni: Ciidanka Xoogga dalka oo jab xoogan gaarsiiyay khawaarijta gacantana ku d
WARARKA

Daawo: Baarsanguuni: Ciidanka Xoogga dalka oo jab xoogan gaarsiiyay khawaarijta gacantana ku d

11-April-2024 Ciidanka xoogga 壯陽藥 dalka iyo daraawiishta Jubbaland ayaa Khawaarijta ku laayey dagaal ka dhacay degaanka Baarsanguuni ee gobolka Jubbada Hoose. Taliyaha Dawaariishta Jubbaland Jeneraal Ismaaciil Saxardiid oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in jab xoogan loo geystay khawaarijta oo isku dayay weerar gaadmo ah oo ay ku soo qaadeen fariinka ciidanka ee deegaanka Baarsanguuni ee gobolka Jubbada Hoose, Waxaan shacabka u xaqiijinayaa in qasaare xoogan lagu gaarsiiyay weerarkii saaka ay maleeshiyada soo qaaday, waxaana madaxda sare ee dowladda Federaalka iyo Jubbaland ka codsaneynaa in la dalacsiiyo ciidamada ku guuleystay inay jilbaha u aasaan dhagarta khawaarjita”.ayuu yiri Jeneraal Ismaaciil Saxardiid Taliyaha Guutada 11-aad, qeybta 43-aad ee ciidanka Xoogga d...
Somalia bans fishing trawlers from its waters
WARARKA, WORLD

Somalia bans fishing trawlers from its waters

11- April-2024 Somalia has banned fishing trawlers from fetching fish in its territorial seas, part of a new effort to stop overexploitation of the fishes in the Indian Ocean. The Ministry of Fisheries and Blue Economy in a circular dated April 6 said vessels will no longer be permitted to pull trawlers, a deep-sea indiscriminate fishing instrument that some critics say nets even the unwanted species and hence deplete the maritime wildlife. “The Ministry notifies all fishing companies and vessels in Somali waters a crucial regulation outlined in the Somali Federal Fishery law, specifically in article 31… trawling activities within the Somali Federal territorial waters are strictly prohibited,” the circular says. “Any violations of this regulation may result in fines, impris...
Ethiopia: hoggaamiye mucaarad oo meydkiisa la helay
WARARKA

Ethiopia: hoggaamiye mucaarad oo meydkiisa la helay

11- April-2024 Bate Urgessa, oo ka tirsanaa xisbiga Jabhadda Xoreynta Oromia (OLF), ayaa bishii tagtay lagu sii daayey damaana壯陽藥 d kadib markii lala xiray saxafi u dhashay Faransiiska Antoine Galindo. 41-jirkan ayaa waxaa mar kale goor dambe oo Talaadadii ah xiray “ciidamo hubaysan oo kuwa dowladda ah,” isagoo ku sugan hoteel ku yaalla magaalada Meki, oo 150 km u jirta koonfurta caasimadda Addis Ababa, waxaa sidaas AFP u sheegay afhayeenka OLF Lemi Gemechu. “Waxaa kadib muddo kooban loo kaxeeyey xarun dadka lagu hayo oo ku taal magaalada,” ayuu yiri Lemi.
Madaxweynaha JFS oo la kulmay saraakiisha haweenka ee ku jira Ciidamada
WARARKA

Madaxweynaha JFS oo la kulmay saraakiisha haweenka ee ku jira Ciidamada

11- April-2024 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo farxadda Munaasabadda Ciidul fidriga awgeed xalay kulan dhiirigelin ah la qaatay qaar ka mid ah Saraakiisha haweenka ah ee ku jira Ciidamada qalabka sida. Ugu horreyn madaxweynaha ayaa ku bogaadiyay sida nafhurnimada leh ee ay ugu taagan yihiin difaaca dalka, ilaalinta gobanimada iyo karaamada Ummadda Soomaaliyeed. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa tilmaamay in haweenka Soomaaliyeed ay yihiin laf-dhabarta dowladnimada Soomaaliya. Ugu dambeyn wuxuu ku booriyay in ay laba jibaaraan doorkooda halganka dib u xoreynta dalka, dhiirigalinta ciidamada qaranka iyo wacyi gelinta bulshada ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Madaxweynaha Somalia Dr: Xasan Sheekh Maxamuud oo farxadda Munaasabadda Ciidul fidriga la qaatay caruurta
WARARKA

Madaxweynaha Somalia Dr: Xasan Sheekh Maxamuud oo farxadda Munaasabadda Ciidul fidriga la qaatay caruurta

10-April-2024 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay Madaxtooyda qaranka ku ciidsiisay qaar ka mida caruurtii ay ka tageen aabayaashii askarta Soomaaliyeed ahaa ee u geeriyooday dagaalka dalka looga xoreeynayo argagixisada Alshabaab Madaxweynaha Somalia Dr: Xasan Sheekh Maxamuud oo farxadda Munaasabadda Ciidul fidriga la qaatay caruurtan ayaa ku dhawaaqay in dowladdiisu ay damaanad qaadeeyso daryeelka waxbaridda caruurtan Iyo in la siin doono xuquuq u gaar ah caruurta agoonta ah ee Ciidamada Qalabka Sida. Madaxweynaha ayaa sheegay in geesiyaasha Ciidamada Qalabka Sida犀利士 ee naftooda qaaliga ah u huray xoreynta iyo difaaca dalka ay ummadda Soomaaliyeed ugu qoranyihiin Baal dahabi ah, dowladdooduna aysan marnaba hilmaami doonin ubadka iyo ehelladooda sharafta...
Millions of Muslims around the world celebrate Eid al-Fitr
WORLD

Millions of Muslims around the world celebrate Eid al-Fitr

10- April-2024- News Agencies Muslims around the world have celebrated Eid al-Fitr, the festival marking the end of the holy month of Ramadan, with prayer, reunions with family and friends, new clothes and sweet treats. But the celebrations on Wednesday were overshadowed by the worsening humanitarian crisis in the Gaza Strip and Israel’s threatened ground offensive in the southernmost city of Rafah with no let-up in the six-month war. In Istanbul, thousands of worshippers gathered at the Hagia Sofia mosque for morning Eid prayers, some carrying Palestinian flags and chanting slogans in support of people in Gaza. In his holiday message, Turkish President Recep Tayyip Erdogan expressed support for Gaza, which he called a “bleeding wound on the conscience of humanity”. “I h...
Champions League: Barcelona ayaa dishay PSG, Iyadoo Atletico Madrid ay ka adkaatay Dortmund
SPORTS

Champions League: Barcelona ayaa dishay PSG, Iyadoo Atletico Madrid ay ka adkaatay Dortmund

10- April-2024 PSG 2-3 Barcelona Kooxda shanta jeer ku guulaysatay koobka horyaalada yurub ee Barcelona ayaa guul soo laabasho ah ka soo gaadhay kooxda Paris St-Germain lugtii hore ee afar dhamaadka koobka horyaalada yurub. Kooxda Xavi ayaa halis ugu jirtay in ay ka cabsadaan jamaahiirta Paris ee cadaawadda badan, laakiin tababaraha Barcelona ayaa kursiga kaydka u adeegsaday si uu ciyaarta ugu badalo. Ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ee Brazil Raphinha ayaa hogaanka u dhiibay kooxdiisa, isagoo kubad dabacsan u xaaqaya goolkiisii ​​​​ugu horeysay ee Champions League ka dib markii Gianluigi Donnarumma uu karoos joog hoose ah ku tuuray. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1778167280330838212?t=E_sqik0iRHJfPdrj6MeM7A&s=19 PSG ayaa isla markiiba ka jawaabtay q...
Muuse Biixi oo dowladda federaalka ku eedeeyey cadaawad ka dhan ah reer Somaliland
WARARKA

Muuse Biixi oo dowladda federaalka ku eedeeyey cadaawad ka dhan ah reer Somaliland

10- April-2024 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa kala qayb-galay tukashada salaadda Ciidul-fidrida ayaa ku dheeraaday qadiyadda gooni isu-taagga Somaliland, isaggoo eedeyn culus u jeediyay dowladda federaalka. Muuse Biixi ayaa waxa uu sheegay in xukuumadda Muqdisho ay is qaawisay, islamarkaana ay banaanka usoo saareen iyada iyo dadkeedu naceybka xad dhaaf ah ee ay u qabaan Somaliland, sida uu hadalka u dhigay madaxweynaha Soomaaliya. “Dadka Xamar joogaa waxay ku leeyihiin Shabaabka nalaynaya ee na qarxinaya ayaa nooga dhaw Somaliland oo la ictiraafo,” ayuu yiri Muuse Biixi oo sheegay inay Xamar ka xun tahay wixii usoo kordha Somaliland. Waxa uu intaas kusii daray “Anigu taasan u arkaa waana walaalkay waana kii aan wax u g...
UN says 38 dead, including children, as migrant boat sinks off Djibouti:
WARARKA

UN says 38 dead, including children, as migrant boat sinks off Djibouti:

10- April-2024- SOURCE: AL JAZEERA Many hundreds of people have died in the Gulf of Aden while trying to reach Saudi Arabia through Yemen. At least 38 migrants and refugees, including children, have died after their boat sank off the coast of Djibouti, the United Nations migration agency has said, after their bodies were recovered. The International Organization for Migration (IOM) said in a post on X on Tuesday that at least six others are missing and presumed dead, and that 22 survivors are being assisted by its representatives in the East African country, along with local officials This adds to nearly 1,000 people who have been recorded to have died or gone missing after embarking on the “Eastern Route” since 2014, the IOM said. The treacherous journey on the infamous...
Somalia oo maanta si weyn looga Oogay munaasabada Ciidul_fitriga
WARARKA

Somalia oo maanta si weyn looga Oogay munaasabada Ciidul_fitriga

10- April-2024 Waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee Soomaaliya maalinta koowaad ee Ciidul-Fidriga, ayada oo inta badan salaadda ciida lagu dukaday goobaha fagaaraayaasha. Magaalada Muqdisho ayaa kamid ahaa goobihii lagu d壯陽藥 ukaday salaadda ciida, oo qaarkood ay bulshada dukashada salaadda ciida kala soo qeyb-galeen madax ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya. Waxaa saxmad ahaa saaka waddooyinka waaweyn ee caasimadaha dalka, ayada oo indhahaaga ay qabanayeen caruur iyo waalid gacanta haya oo u socda goobaha loo diyaariyay ciida iyo tamashleynta. Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciidda shacabka Soomaaliyeed, masuuliyi...