Author: boodhari

Human Rights Watch oo baaq kasoo saartay dastuurka Soomaaliya
WARARKA

Human Rights Watch oo baaq kasoo saartay dastuurka Soomaaliya

29- March-2024 Xubnaha labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay berri oo Sabti ah u codeeyaan wax ka bedelka Dastuurka Soomaaliya. Wax ka bedelka dastuurta ayaa waxaa ka soo horjeestay Madaxweynayaal iyo Ra’isul Wasaarayaal hore, oo ay ka mid yihiin, Maxamed Cabdullahi Faramaajo, Shariif Sheekh Axmed, iyo Xasan Cali Kheyre. Waxaa ka kaloo ka soo horjeestay siyaasiyiin, xildhibaano iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland. Dhinaca kale, Hay’adda u doodda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa war qoraal ah oo ay maanta soo saartay Baarlamanka Soomaaliya ku boorisay in aanay u code犀利士 yn – sida ay hadalka u dhigtay dastuur wiiqaya xuquuqda Caruurta.
Museveni inaugurates Uganda’s first Islamic banking institution
WORLD

Museveni inaugurates Uganda’s first Islamic banking institution

29-March-2024 President Museveni has officially launched Salaam Bank, Uganda's first licensed Islamic banking institution. Islamic banking follows principles based on Islamic law, which prohibit the payment and receipt of interest. Instead, it operates on profit-sharing arrangements and investment tools that comply with Sharia principles. The President inaugurated the bank during the Ramathan dua prayers held at Kololo Ceremonial Grounds, organized by the Office of the National Chairman-NRM. Addressing the attendees, Museveni extended his wishes for a fruitful Ramathan and offered prayers for the protection of Muslims. He also emphasized the importance of engaging in income-generating activities to improve livelihoods. "In my hometown of Ntungamo, laziness is not tolerat...
Saraakiil ka tirsan DFS oo ku fashilmay inay dekeda ka gudbiyaan daroogo halis
WARARKA

Saraakiil ka tirsan DFS oo ku fashilmay inay dekeda ka gudbiyaan daroogo halis

28-March-2024 Qaar kamid ah ganacsatadii dalka keentay tubaakada halista ah ee loo yaqaano Taabuu-ga ayaa maanta la hor geeyey maxkamadda gobolka Banaadir, waxayna mareen hanaanka xabsi xalaaleynta, iyadoo loo dhaadhiciyey xabiga, si baaritaano dheeraad ah loogu sii sameeyo. 犀利士 Waxaa soo baxay maanta xogo xasaasi ah oo sheegaya in kiiskaan ay ku lug yeesheen saraakiil sare oo ka tirsan hey’adda Tayodhorka Soomaaliyeed iyo xubno ka mid ah maamulka garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho. Xubnaha kiiskaan u xiran ee maanta su’aalaha la weydiiyey waxaa ka mid ah sarkaal ka tirsan booliska Soomaaliya, kaas oo hey’adda Tayodhowka kala shaqeynayey koontoroolidda alaabaha ku jira kunteenadara laga soo dejiyo dekedda Muqdisho. Ganacsatada maxkamadda la geeyey ayaa maanta sheegay inay ji...
Canadian school boards sue social media giants over effects on students
WARARKA

Canadian school boards sue social media giants over effects on students

28- March,-2024 Reuters Canadian school boards sue social media giants over effects on students Four major school boards in Canada have filed lawsuits against some of the world’s largest social media companies, alleging that the platforms have disrupted students’ learning and are highly addictive for children. The school boards, which are seeking about $2.9bn (four billion Canadian dollars) in damages, said the social media platforms have been “negligently designed for compulsive use, [and] have rewired the way children think, behave and learn Students are experiencing “an attention, learning, and mental health crisis because of prolific and compulsive use of social media products”, the boards said in a statement on Thursday. The legal claims were filed separat...
Daawo: Labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya oo maanta loo qaybiyay wax ka bedelka kama dambaysta ah ee lagu sameeyay 4 cutub oo ka mid ah dastuurka
WARARKA

Daawo: Labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya oo maanta loo qaybiyay wax ka bedelka kama dambaysta ah ee lagu sameeyay 4 cutub oo ka mid ah dastuurka

28- March-2024- Muqdisho Xildhibaanada labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa loo qaybiyay wax ka bedelka kama dambaysta ah ee lagu sameeyay 4 cutub oo ka mid ah dastuurka. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoom犀利士 iyay kalfadhiga 4-aad kulankiisa 30aad ee wadajirka ah ee Labada Aqal, waxaana ku weheliyay ku-xigeennada labada gole. Ajanadaha kulanka maanta ayaa ahaa dib-u-eegista dastuurka marxalada 3-aad, qeybinta nuqulka kama dambeysta ah ee soojeedimaha wax-ka-beddelka dastuurka (Cutubka 1-aad ilaa iyo 4-aad) iyo warbxinta Guddiga Dib u eegista iyo La-socodka Dastuurka. Guddoomiyaha Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka labadiisa aqal Xil. Xuse...
Soomaaliya oo sheegtay inay ku dhiiraneyso soo saarista shidaalka dalka mudo ka yar laba sano
WARARKA

Soomaaliya oo sheegtay inay ku dhiiraneyso soo saarista shidaalka dalka mudo ka yar laba sano

28- March-2024- Muqdisho Soomaaliya oo sheegtay inay ku dhiiraneyso soo saarista shidaalka dalka mudo ka yar laba sano Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in muddo ka yar laba sano ay kusoo saari doonto shidaalka dalka oo qodistiisa ay bilaha soo socda billaabayaan. Hadalkan ayaa imanaya ayada oo Golaha Wasiirrada ee Soomaaliya ay ansixiyeen heshiis is-afgard ahoo ku saabsan soo saarista shidaalka iyo Gaaska, kaasoo Soomaaliya ay la gashay dowladda Turkiga.
Muxuu yahay Ujeedka Ay Maraakiib dagaalka Ruushku U Yimaadeen Eritrea ?
WARARKA

Muxuu yahay Ujeedka Ay Maraakiib dagaalka Ruushku U Yimaadeen Eritrea ?

28- March-2024- Markab dagaal oo Ruushku leeyahay ayaa maanta soo gaaray dekadda Massawac ee dalka Eritrea sida uu Sheegay wasiirka arrimaha dibadda ee Eritrea Yemane Gebremeskel Markabkan ka tirsan raxanta maraakiibta Baasifigga oo la yiraahdo Marshal Shaposhnikov wuxuu u yimid Battah oo Mussawac ka tirsan sidii loo xusi lahaa sannad guurada 30aad ee xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya Ruushka iyo Eritrea, waxayna warbixintu sheegtay inuu shan maalmood halkaa joogi doono. Maraakiibtaas waxaa la socda markabka dheereeya ee Yaryag ee Ruushku leeyahay. Dhowr markab oo kuwa dagaalka ah oo Ruushku leeyahay ayaa ka gudbay marinka Baabul Mandab ayagoo ku sugan badda cas, sida lagu sheegay hadal qoraal ah oo ay soo saareen raxanta maraakiibta Ruushka ee Baasifigga. Qaar...
UN report says households waste 1 billion meals daily
WORLD

UN report says households waste 1 billion meals daily

27-March-2024- News Agencies UN report says households waste 1 billion meals daily The UN described the the levels of food waste a ‘global tragedy’ when more than 780 million people were going hungry. Households worldwide threw away one billion meals every day in 2022, according to a new study by the United Nations. In the Food Waste Index Report published on Wednesday, the UN said households and businesses binned more than one trillion dollars’ worth of food at a time when more than 780 million people were going hungry The index tracks the progress of countries attempting to halve food waste by 2030. It said that more than one billion tonnes of food – almost one-fifth of all the produce available on the market – was wasted in 2022, most of it by households. “...
In ka badan 80 dagaalame oo ka tirsan Alshabaab  ayaa lagu dilay howlgallo laga fuliyay Goballada Mudug, Shabeellaha Dhexe iyo Bakool
WARARKA

In ka badan 80 dagaalame oo ka tirsan Alshabaab ayaa lagu dilay howlgallo laga fuliyay Goballada Mudug, Shabeellaha Dhexe iyo Bakool

March 27, 2024 DFS oo war culus ka soo saartay khasaarihii ugu badnaa oo Shabaab loo geystay Dowladda federaalka ayaa soo saartay war-saxaafadeed lagu shaaciyey khasaare culus oo kooxda Al-Shabaab lagu gaarsiiyey ugu yaraan seddax goobood oo howlgallo culus ay ka dhaceen Sida lagu shaaciyey warka dowladda in ka badan 80 Khawaarij ah ayaa lagu dilay howlgallo laga fuliyay Goballada Mudug, Shabeellaha Dhexe iyo Bakool. Hawlgalka koowaad ayaa ka dhacay aagga degmada Xarardheere, waxaana lagu dilay Shabaab-kii ugu badnaa, kadib dagaal saacado badan qaatay oo kooxda looga difaacayey gacan ku heynta degmada Xarardheere oo inay la wareegaan ay damceen. In ka badan 40 Horjoogeyaal iyo maleeshiyaad Khawaarij ah ayaa lagu dilay hawlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo geesi...
Muqdisho: 10 qof ayaa ku dhintay gaarigii ay la socdeen oo ku dul dhacay gaari xamuul ah oo sidey konteenar ay raashin ka buuxaan.
WARARKA

Muqdisho: 10 qof ayaa ku dhintay gaarigii ay la socdeen oo ku dul dhacay gaari xamuul ah oo sidey konteenar ay raashin ka buuxaan.

March 27, 2024- Muqdisho Ugu yaraan 10 qof oo la socotay hal gaari ayaa ku dhex geeriyootay Muqdisho, kadib markii uu ka soo dul dhacay gaari siday Kunteenar raashin ka buuxo. Shilkaan ayaa ka dhacay isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho, waxaana geeriyooday dhamaan dadkii saaraa gaariga hoos-maray. Dadka geeriyooday waxay la socdeen gaari Home ah ama Caasi, waxaana ka soo dul dhacay gaari xamuul ah oo siday Kunteenar raashin ah. Dadkii waa laga kici waayey gaariga ka soo dul dhacay, waxaana halkaas ku geeriyooday dhamaan dadkii saaraa gaariga Caasiga ah. Weli waxaa socda gurmadka loo fidinayo dadka ku hoos jira gaariga xamuulka ah ee rogmaday, waxaana gaariga xamuulka ah laga dejinayaa raashinkii saaraa. Dad goobjoogayaal ah oo sida uu shilkaani ayaa sheegay in gaar...