Author: boodhari

Not enough’: Why the US did not veto a Gaza ceasefire resolution at the UN
WORLD

Not enough’: Why the US did not veto a Gaza ceasefire resolution at the UN

March 23, 2024- Aljazeera Leaders worldwide have welcomed a UN resolution calling for a ceasefire in Gaza, while the UN chief Guterres says it must be implemented. The UN Security Council for the first time passes a resolution demanding an immediate ceasefire in Gaza. Fourteen countries voted in favour of the resolution; the US, Israel’s main ally, abstained. A report by the UN rapporteur on Palestine says there are “reasonable grounds” to believe the threshold has been met for genocidal acts by Israel in Gaza. Israeli air attacks kill at least 22 Palestinians in central Gaza’s Deir el-Balah region and 30 in Rafah in the south. At least 32,333 Palestinians have been killed and 74,694 wounded in Israeli attacks on Gaza since October 7. The revised de...
Midowga Yurub waxa uu baaritaanka ku bilaabay shirkadaha ay ka mid yihiin Facebook iyo Google
WORLD

Midowga Yurub waxa uu baaritaanka ku bilaabay shirkadaha ay ka mid yihiin Facebook iyo Google

25-March-2024 Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay baaritaanno lagu sameynayo qaar ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn ee teknoolojiyadda adduunka oo ku saabsan dhaqamada sinnaan la’aanta. Shirkadda Meta ee leh Facebook, Instagram, whatsapp iyo qaar kale, iyo shirkadaha kale ee Apple, iyo Alphabet oo leh Google, ayaa la eegayaa jebinta suurtagalka ah ee Xeerka Suuqyada Dijitalka ah (DMA) ee la soo bandhigay sannadkii 2022. Haddii lagu helo in ay jabiyeen sharciyada, shirkaduhu waxay wajihi karaan ganaaxyo waaweyn oo gaaraya ilaa 10% dakhligooda sanadlaha ah. Madaxa ka hortagga ee midowga Yurub Margrethe Vestager iyo madaxa warshadaha Thierry Breton ayaa ku dhawaaqay baaritaannada Isniintii (25-ka Maarso). Kaliya lix shirkadood ayaa ayaa hoos yimaada xeerka DMA, laakiin sidoo kal...
Ergeyga gaarka ah ee Shiinaha u jooga Geeska Afrika oo booqasho ku yimid Soomaaliya
WARARKA

Ergeyga gaarka ah ee Shiinaha u jooga Geeska Afrika oo booqasho ku yimid Soomaaliya

25- March-2024- Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika Danjire Xue Bing. Sida laga soo xigtay Villa Somalia, Ergayga oo soo gudbiyay dhambaal uu ka siday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha Xi Jinping oo uu u diray dhiggiisa Somalia Xasan Sheekh intii uu socday wada-hadallada. Warku wuxuu intaa ku daray in labada dhinac ay sidoo kale ka wadahadleen sidii loo sii wanaajin lahaa xiriirka Shiinaha iyo Soomaaliya ee ku saabsan nabadda iyo ammaanka gobolka Geeska Afrika. Waa in la caddeeyo in si loo taageero Geeska Afrika si loo xaqiijiyo nabad waarta, xasillooni, iyo barwaaqo, Shiinuhu wuxuu diyaar u yahay inuu ku dhaqaaqo a壯陽藥 ragtida nabadda iyo horumarka Geeska Afri...
Xukun Lagu Riday Taakeeye iyo Kooxdiisa
WARARKA

Xukun Lagu Riday Taakeeye iyo Kooxdiisa

25-March-2024 Muqdisho Xukunka Taakeeye iyo Kooxdiisa. Sufyaan Sheekh Axmed Sheekh Maxamed (Taakeeye) ayaa lagu soo eedeeyey aas-aasida Xisbi ku sheeg uu ugu magacdaray Talo-kunool, kaasi oo faafiyo fikradaha gurracan ee lidka ku ah Diinta, Dalka iyo Dowladnimmada iyo sidoo kale Taageeridda Ficilada foosha xun ee Argagixisada. Taakeeye, ayaa waxaa lagu soo qabtay iskaashi amni oo ay wada yeesheen Sirdoonada Soomaaliya iyo Kenya Siddeed iyo labaatankii September 2023. Waxa uu Baraha Xiriirka dadweynaha ku gudbin jiray fikirkiisa gurracan ee gaaleysiinta ah, isaggoo ku tashkiilin jiray Caamada in ay soo raacaan Xisbigiisa Talo-kunool. Dable Xoogga Yaasiin Axmed Maxamed Cabdulle oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa isna kaga biiray kooxda Taakeeye qaab Online-ah, isagg...
Daawo: Shacabka Muqdisho oo dhigay isu soo bax ay ku taageerayaa dhamaystirka Dastuurka
WARARKA

Daawo: Shacabka Muqdisho oo dhigay isu soo bax ay ku taageerayaa dhamaystirka Dastuurka

25- March-2024- Muqdisho Shacabweynaha ku nool magaalada Muqdisho ayaa saaka isugu soo baxay banaanbax ay ku taageeryaaan hannaanka dhamaystirka Dastuurka oo hadda maraya marxaladii ugu dambaysay ee ansixinta. Banaanbaxan ayaa waxa ka qayb qaadanaya qaybaha kala duwan ee Shacabka sida Ardayda,waayeelka,Haweenka dhamaan qaybaha kala duwan ee Bulshada Caasimadda. Sidoo kale waxa Banaanbaxan Shacabka kala qayb galay Masu犀利士 uliyiin kala duwan oo ka tirsan Dowladd Soomaaliya kuwaas oo ugu horeeyaan maamulka Gobolka Banaadir,Goleyaasha Baarlamaanka iyo Golaha wasiiradda,wasiir kuxigeenka Wasaaradda warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al Cadaalla oo ka mid ahaa Madaxdii Shacabka kula hadashay Daljirka Dahsoon ayaa yiri “Qof kasta ha ogaado, dadka diidan dhameystirka dastuurk...
Soomaaliya oo shir caalami ah uga qayb-gashay dalka Switzerland
WARARKA

Soomaaliya oo shir caalami ah uga qayb-gashay dalka Switzerland

25-March-2024 Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa ka qeybgalay Shirka 148-aad ee Baarlamaannada Adduunka “Inter-Parlaimentary Union” Waxaana qeyb ka ah Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS. Shirka ayaa Maanta daarnaa Dood ku saabsan dulucda Dublamaasiyadda Baarlamaanka: Dhisida buundooyinka nabadda iyo isfahamka Shirirkaan isdaba jooga ah oo uu Guddoomiye Ku-Xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS Cabdullaahi Cumar Abshirow kaga qeebgalayo Magaalada Geneva ee dalka Switzerland.ayaa lafilayaa in uu qudbad dheer ka hor jeediyo ka soo qeyb galayaasha Gabgabada Shirka 148-aad ee Ururka Baarlamaannada Adduunka “Inter-Parlaimentary Union” . Wafdiga uu hogaaminaayo Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mu...
Guulaha Maaliyadeed ee Soomaaliya ay dhowaan gaartay,oo looga hadlay kulan Muqdisho ka dhacay
WARARKA

Guulaha Maaliyadeed ee Soomaaliya ay dhowaan gaartay,oo looga hadlay kulan Muqdisho ka dhacay

24- March-2024- SONNA Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan cige ayaa kulan la yeeshay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Catriona Laing oo uu wehliyo ku xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay, ahna Iskuduwaha Gargaarka Beni’aadannimada George Conway. Kulanka oo Muqdisho ka dhacay ayaa looga hadlay guulihii Maaliyadeed ee Soomaaliya ay dhowaan gaartay, oo ay ku jirto dakhli kordhinta, iyada oo loo marayo hannaanka dhijitaalka ah. Wakiilka Gaarka ah Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa dib u xaqiijisay taageerada xooggan ee Qaramada Midoobay ee ajendaha dib-u-habeeynta dhaqaalaha Soomaaliya.
China, Russia and America competing in Africa
WORLD

China, Russia and America competing in Africa

24- March-2024 Wars threaten US interests in Africa, report says China and Russia could still be the biggest rivals of American interests especially in Africa, a public assessment of threats to Washington shows. The report compiled by the American intelligence community names the expected enemies: China, Russia, Iran and North Korea. But it also lists Houthis and the conflict in Gaza among threats to watch out. The 2024 Annual Threat Assessment report published last week is a summation of threats seen from January to date, which means it reflects the most recent incidents on global scale like the Israel-Hamas war, Russia-Ukraine war, Sudan war as well as trouble in the Red Sea. The US further identified Africa’s vulnerability to terrorism as a threat to its own interests...
Bomb-making materials seized in raid on Garissa Al-Shabaab cell
WARARKA

Bomb-making materials seized in raid on Garissa Al-Shabaab cell

24- March-2024" Shabeelle Media Network Bomb-making materials seized in raid on Garissa Al-Shabaab cell A multi-agency security team staged an intelligence-led operation on al Shabaab base at Alango area of Garissa County and seized several materials for making Improvised Explosive Devices. During the Sunday morning operation, the team also recovered AK47 riffle, two magazines, porches and assorted foodstuffs. 壯陽藥 Police said three ‘experts’ of assembling the explosives managed to escape. The team was Sunday afternoon pursuing the gang. “We hope to get them for justice,” said one official in the team. Security agencies are appealing to Garissa residents to report any suspected terrorists for action to make the country safe and secure. This comes weeks after fiv...
Dekadda Muqdisho oo lagu qabtay 249 Kartoon oo Taabuug ah
WARARKA

Dekadda Muqdisho oo lagu qabtay 249 Kartoon oo Taabuug ah

24-March-2024 Hay’adda taya-dhowrka Soomaaliyeed ayaa dekadda weyn ee Muqdisho ku qabatay Kunteenar ay ku jiraan 249 Kartoon oo Taabuug ah, kaas oo qorshuhu ahaa in lagu daroogeeyo dadka Soomaaliyeed. Hay’adda taya-dhowrka Soomaaliyeed ayaa ku wareejisay Ciidanka Booliska ee dekaddda Xamar, si waajibaadkooda uga gu壯陽藥 taan. Hay’adda ayaa markale adkeysay in aan Dekadda iyo Garoonka Caasimadda laga soo dajin karin gebi ahaan waxyaabaha maanka dooriya, kuwaas oo dhibaato balaaran ku haya dhallinyarada Soomaaliyeed iyo bulshada qeybaheeda kale..