Author: boodhari

Ra’iisul wasaare Xamza oo guddoomiyay shir muhiim ah
WARARKA

Ra’iisul wasaare Xamza oo guddoomiyay shir muhiim ah

24-Feb-2024 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir muhiim ah oo looga hadlayey qorshaha Qaran ee hortagga dhibaatooyinka ay dalkeenna ku sababeen Isbeddelka Cimillada Adduunka. Shirka ayaa lagu soo bandhigay warbixinno la xiriira saameynta kala duwan ee isbeddelka cimilladu ay ku yeelatay dalkeenna iyo heerka uu marayo qorshaha dalka ee la qabsiga isbeddelka cimillada. Ra’iisul Wasaa犀利士 raha Xukuumadda Jamhuuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir muhiim ah oo looga hadlayey qorshaha Qaran ee hortagga dhibaatooyinka ay dalkeenna ku sababeen Isbeddelka Cimillada Adduunka. Shirka ayaa lagu soo bandhigay warbixinno la xiriira saameynta kala duwan ee isbeddelka ...
30 Al-Shabaab ah oo lagu dilay weerar ka dhacay
WARARKA

30 Al-Shabaab ah oo lagu dilay weerar ka dhacay

×4-Feb-2024 Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta duqeyn xoogan oo lagu laayay xubno badan oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ay ka dhacday deegaanka Jlib-Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose. Weerarkan oo dhacay saaka aroortii hore ayaa waxaa iska kaashaday ciidamada Xoogga dalka iyo saaxibada caalamiga ah, sida ay sheegtay dowladda federaalka Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay dowladda ayaa sheegay in howlgalkan oo weli soo socda lagu dilay ugu yaraan illaa 30 ka tirsanaa maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab. “Ciidammada Qaranka iyo Saaxiibada caalamka ayaa hawlgalkan qorsheyn ka wada deegaanka Jilib-Marka oo hoostaga degmada Marka ee gobolka Shabeellaha hoose, kaas oo lagu khaarajiyay 30 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab” ayaa lagu yiri warsaxaafade...
Ethiopia and Kenya renew the Lamu port deal
WARARKA, WORLD

Ethiopia and Kenya renew the Lamu port deal

23-Feb-2024 Kenya: Ethiopia, Kenya Team Up to Thriving Ties Ethiopia and Kenya have agreed upon the extension of infrastructural and port development agreements' implementation for the benefit of their people and economies, a Kenyan diplomat disclosed. Approached by The Ethiopian Herald, Kenyan Ministry of Foreign Affairs Political and Diplomatic Affairs Director General Moi Lemoshira said his country has extended the Lamu Port South Sudan - Ethiopia Transport (LAPSSET) Corridor Project. Ethiopia and Kenya have extended the agreement 壯陽藥 that allows Ethiopia to use the land at Lamu Port. "So we are undertaking several activities to help and support each other and to develop the infrastructure linking Lamu Port [of Kenya] to the border town Moyalle [of Ethiopia]." Ethiop...
Maamulka Jubbaland oo qabtay shabakad Ardey U tahriibinaysay ka mid noqoshada Argagixisada  Al-Shabaab
WARARKA

Maamulka Jubbaland oo qabtay shabakad Ardey U tahriibinaysay ka mid noqoshada Argagixisada Al-Shabaab

23- Feb-2024 Booliska maamulka Jubaland ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyen deegaanno ka tir壯陽藥 san maamulkaas ay ku soo qabqabteen dad dhalinyaro ah oo arday ah iyo mukhallasiin dooneyay in da’yartaas ay tahriibiyaan. Saraakiisha booliska ayaa sheegay in kooxda tahriibinta wadday ay tahay shabkad isku xiran isla markaana ay hadda iyaga iyo gaadiidkii ay adegsanayeen ay gacanta ku hayaan, maxkamadna ay soo taagi doonaan dhawaan. Waalidiinta ayay ku booriyeen boolisku in ay ka war-qabaan ubadkooda xilliyada wax barashada ay ku jiraan. Inkastoo dadkaan lagu soo qabqabtay howlgal qaatay ugu yaraan 48 saacadood, haddana boolisku ma sheegin halka loo tahriibinayay ardayda ay ka badbaadiyeen in dalka si qarsoodi ah looga dhoofiyo.
Maraykanka oo 50 sano ka dib dayax-gacmeed ku dejiyey, cirifka koonfureed ee Dayaxa
WORLD

Maraykanka oo 50 sano ka dib dayax-gacmeed ku dejiyey, cirifka koonfureed ee Dayaxa

w3-Feb-2024 Dayax-gacmeed laga leeyahay Maraykanka ayaa markii ugu horraysay muddo 50 sannadood ah, wuxuu ku degey meel u dhow cidhifka koonfureed ee dayaxa. Dayax-gacmeedkan, oo ay hawada sare u dirtay shirkad gaar ah oo lagu magcaabo Intuitive Machines ayaa dayaxa ku degay fiidnimadii Khamiista ee wakhtiga Washington DC. Daqiiqadihii ugu horreeyey ayay cillad farsamo ku timi isgaadhsiintii lala samaynayey aaladdan, gaar ahaan in aaladdani ay fariimo u soo gudbiso xarunta laga maamulayey oo ku taalla magaalada Houston ee ku taalla gobolka Texas ee dalkan Maraykanka. Daqiiqadihii ugu horreeyey ayaa ahaa kuwo culays badan ku keenay shaqaalaha iyo farsamo-yaqaannada la socday xaaladda dayax-gacmeedka. Muddo 10 daqiiqadood ah ayay qaadatay in fariimo laga helo dayax-gacmeedka, ka...
Loolanka ay wadamadu ugu jiraan Soomaaliya xilli la shaaciyay waqtiga shidaalka la qodi doono
WARARKA

Loolanka ay wadamadu ugu jiraan Soomaaliya xilli la shaaciyay waqtiga shidaalka la qodi doono

23-Feb-2024 Ciyaaro jaan iyo jiibleh ayaa lagu qaabilayaa markay sidaas ciida faraha u dhigeenba caasimadda Soomaaliya - wafdi ka socda Boqortooyada Sucuudiga kuwaas oo daahfuraya mashaariic cusub oo gargaar ah kuwaas oo dowladda sacuudigu ku xoojinayso xiriirkedda Soomaaliya. Waloow heshiishkan yahay mid loogu deeqaayo buugaag carruuro iskuuleey ah iyo ceelal biyoodyo xoolahu ka cabaan, haddana qaar saraakiisha Soomaalida kamid ahi waxay qabaan in waxtarka Sacuudigu intaas ka bato, oo uu dhanka amaankana Soomaaliya ka caawiyo. Soomaaliya waxaa ragaadiyay dagaalo ay kula jirto sannado badan koox islaam sheegad ah. “Soomaaliya waxay ku jirtaa geedi dowlad dhis ah” ayuu u sheegay AFP Cabdifataax Maxamed oo ah agaasimaha qorsheynta iyo siyaasadda ee wasaaradda caafimaadka Soomaal...
Waa Maxay Culeeyska Middeeyay Alshabaab, Itoobiya iyo maamulka Somaliland ?
WARARKA

Waa Maxay Culeeyska Middeeyay Alshabaab, Itoobiya iyo maamulka Somaliland ?

22-Feb-2024 Horjoogayaasha Argagixisada Alshabaab oo aragtidooda kula Midoobay Itoobiya iyo maamulka Somaliland ayaa muujiyay sida ay uga xun yihiin heshiiska Somalia Iyo Turkiga ee difaaca Badda Somalia" Afhayeenka Argagixisada Al-Shabaab Cali Dheere ayaa soo saaray farriin uu kaga hadlayo heshiiska difaaca badda ee Soomaaliya ay la gashay Turkiga, isagoo cadeeyey inay si adag uga soo horjeedaan heshiiskaas. Cali Dheere ayaa sheegay in Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi aysan waxaba ku kala duwaneyn, maadaama labaduba ay badda ku kala wareejiyeen dowladaha Turkiga iyo Itoobiya. Wuxuu ku dheeraaday muujinta naceybka ay Shabaab u qabaan Turkiga, isagoo heshiiskaan oo ah ‘mid difaac’ ku macneeyey ‘mid badda lagu siiyey Turkiga.’ Afhayeenka Al-Shabaab wuxuu ku andacooday in Turki...
Albania approves contested deal to hold asylum seekers for Italy
WORLD

Albania approves contested deal to hold asylum seekers for Italy

22-Feb-2024 Albania’s Parliament has approved a deal signed with Italy that will犀利士 see authorities hold thousands of asylum seekers rescued in international waters while their applications are processed, drawing criticism from human rights groups. Under the agreement, Albania would hold up to 3,000 migrants and refugees at any one time in two Italian-run processing centres located near the Albanian port of Shengjin for periods of about a month. It is expected that up to 36,000 people a year could be sent to the country The agreement has been denounced by rights groups with the International Rescue Committee describing it as “dehumanising“. Amnesty International condemned it as “illegal and unworkable“. The deal, approved by Albania’s Constitutional Court last m...
Ciyaaryahanka reer Brazil ee Dani Alves ayaa lagu xukumay afar sano iyo bar oo xarig ah kadib markii lagu helay Dambi kufsi ah
SPORTS

Ciyaaryahanka reer Brazil ee Dani Alves ayaa lagu xukumay afar sano iyo bar oo xarig ah kadib markii lagu helay Dambi kufsi ah

22-Feb-2024 Ciyaaryahanka reer Br壯陽藥 azil ee Dani Alves ayaa lagu xukumay afar sano iyo bar oo xarig ah kadib markii lagu helay in uu kufsaday haweeney ku sugneyd goob lagu caweeyo oo ku taal magaalada Barcelona sanadkii 2022-kii. Maxkamadda sare ee gobolka Catalonia ee Spain ayaa sidoo kale Khamiistii amar ku bixisay Alves, oo ku adkaystay in galmadu ay aheyd mid raali la isaga yahay, inuu bixiyo 150,000 euros ($ 163,000) dhibbanaha. Xukunku waxa uu u arkaa in la caddeeyey in dhibbanuhu aanu ogolayn iyo in ay jiraan caddaymo, marka lagu daro marag-furka dacwad-oogaha, si loo tixgeliyo kufsiga la caddeeyey,” ayay maxkamadda gobolka Barcelona ku tidhi hadal ay soo saartay. Dacwad oogaha ayaa dalbaday in Alves lagu xukumo sagaal sano oo xarig ah. Xukunka waxaa laga qaadan ka...
Jabuuti iyo Turkiga oo heshiis iskaashi kala saxiixday
WARARKA

Jabuuti iyo Turkiga oo heshiis iskaashi kala saxiixday

22-Feb-2024 Jabuuti iyo Turkiga oo heshiis iskaashi kala saxiixday, xilli Soomaaliya iyo Turkiguna ay heshiis dhanka difaaca badda ah wada gaareen iyadoo xiisada damaca Itoobiya ee ku aadan Badda Somalia uu cirka isku sii s壯陽藥 hareerayo Warbixin Dheeho News Every Day