Author: boodhari

Daawo: Maxkamadda Gobolka Banaadir oo u fariisatay dacwada nin ku eedaysan inow gubay Xaaskiisa
WARARKA

Daawo: Maxkamadda Gobolka Banaadir oo u fariisatay dacwada nin ku eedaysan inow gubay Xaaskiisa

21-Feb-2024 Maxkamadda gobolka Banaadir, ayaa saakay billowday dhageysiga dacwad ciqaabeed uu eedeysane ka yahay Sayid Cali Macallim Daa’uud oo horay u gubay Xaaskiisa oo uur lah犀利士 ayd. Dilka ayaa waxaa uu ka dhacay degmadda Dharkeynleey ee gobolka Banaadir 26 kii January, waxanya ciidamada ammaanku gacanta ku soo dhigeen eedeysanuhu 05-02-2024 xilli uu ku dhuumaalaysanayay meel u dhow degmadda Wisil ee gobolka Mudug. Dhibane Luul Sheekh ayaa 07-02-2024 u geeriyootay dhaawacii kasoo gaaray dhibka uu u geystay saygeeda. Hay’adda NISA ayaa 14-02-2024 kusoo wareejisay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, wuxuuna Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka eedeysanuhu horgeeyay Maxkamadda gobolka Banaadir 15-ki bishan. https://www.youtube.com/live/lU25IX_c5EY?si=pT4N1o6KUkRqrZsC...
Somalia iyo Uganda ayaa Muqdisho ku kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhinaca difaaca ah
WARARKA

Somalia iyo Uganda ayaa Muqdisho ku kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhinaca difaaca ah

20-Feb-2024-Muqdisho Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga dalka Uganda, Mudane Vincent B. Ssempijja iyo wafdi sare oo uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku yimid magaa壯陽藥 lada Muqdisho, iyada oo uu Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo dhoweeyeey Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Cabdifataax Qaasim. Wafdiga Wasiirka Difaaca dalka Uganda oo soo dhoweynta ka dib loo soo galbiyay Xarunta Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa halkaasi waxa ay kulamo kula qaateen Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Cabdulqadir Maxamed Nuur, madaxda kale ee Wasaaradda iyo Taliye Ku-xigeenka Ciidanka XDS Janaraal Maadeey Nuureey Shiikheey, iyaga oo ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo wadashaqaynta labada dal ee dhanka difaaca Ugu dambayn, Wasi...
Daawo: Xildhibaan Caana Nuug: Farmaajo Dad u Dilan Oo uu Mar Hore Aaqiro U Diray Ayuu Leeyahay Hadal Ayaa Laga Joojiyay
WARARKA

Daawo: Xildhibaan Caana Nuug: Farmaajo Dad u Dilan Oo uu Mar Hore Aaqiro U Diray Ayuu Leeyahay Hadal Ayaa Laga Joojiyay

20 February-2024 Xildhiban Caana Nuug :Nasiidaro Farmaajo 壯陽藥 Dad u Dilan Oo uu Mar Hore Aaqiro U Diray Ayuu Leeyahay Hadal Ayaa Laga Joojiyay Xildhibaan Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug) oo farta ku fiiqay weerarkii lagu qaaday Hoteel Maa’ida, xili ay ku sugnaayeen Xasan Sheekh iyo Shiiq Shriiif ayaa yiri "Farmaajo dalkan wax ka weeyn hadal-joojin ayuu ka sameeyay Xildhibaanka oo yiri "Ma cafin doono farmaajo adduun iyo aaqiri" ayaa dadka wararka fidiya waxa uu sheegay in uu ka mid ahaa dadkii ku jiray Hoteelka markii uu farmaajo amaray weerarka ciidamadii ku bilaabaay hotel Maa,ida xabad socotay 10 kii fiidnimo illaa waabarigii” HOOS KA DHEEHO
Multinational force to take over Somalia security mission from African Union
WORLD

Multinational force to take over Somalia security mission from African Union

Shabeelle 20 -February-2024 –  A leaner multinational force will replace the current African Union (AU) peacekeeping mission in Somalia by the end of the year, National Security Adviser Hussein Sheikh-Ali told The National. The African Union Transition Mission in Somalia (Atmis) is expected to wind up its operations on December 31, ending the presence of the AU force in Somalia 17 years after it was deployed to help drive the Al Qaeda-linked Al Shabab militant group out of the capital, Mogadishu, and to support the internationally recognized federal government. The AU force is operating under a UN mandate to counter a resurgence of Al Shabab and to train Somali security forces. The deployment of a multinational force in its stead is likely to face a backlash from some Soma...
Mareykanka oo baaraya Dhaqaatiir u dhashay Cuba inay ku dhinteen duqeyn uu ka fulilyay Soomaaliya
WARARKA

Mareykanka oo baaraya Dhaqaatiir u dhashay Cuba inay ku dhinteen duqeyn uu ka fulilyay Soomaaliya

February 20, 2024 Mareykanka ayaa qiimeynaya in duqeyn dhanka cirka ah oo ka dhan ah al-Shabaab ay ka fuliyeen Soomaaliya lagu dilay labo dhaqtar oo Cuba u dhashay, sida ay sheegtay kooxda argagixisada ah. Mareykanka ayaa duqeyn ka fuliyay Khamiistii meel ku dhow degmada Jilib ee koonfurta Soomaaliya, sida laga soo xigtay Taliska Mareykanka ee Afrika, oo saldhig u ah ururka Al-Qaacida. War qoraal ah oo ay faafisay kooxda sirdoonka ee SITE ayay Al-Shabaab ku sheegtay in duqeyn diyaaradeed oo Mareykanku ka fuliyeen guri ku yaalla magaalada Jilib ay ku dileen dhakhaatiir u dhashay Cuba oo lagu kala magacaabo Assel Herrera iyo Landy Rodriguez Waa markii ugu horreysay oo Al-shabaab ay qirato inay gacanta ku hayaan labadan qof ee Cuba u dhashay kaddib markii ay kasoo afduubteen W...
Inter ayaa soo dhaweeyneysa Atlético Madrid” Arsenal ayaa u safartay guriga Porto Iyadoo PSV ay wajaheyso Dortmund+
SPORTS

Inter ayaa soo dhaweeyneysa Atlético Madrid” Arsenal ayaa u safartay guriga Porto Iyadoo PSV ay wajaheyso Dortmund+

20-Feb-2024 Inter Milan 1-0 Atletico Madrid Marko Arnautovic oo bedel ku soo galay ayaa dhaliyay gool si uu ugu gacan geliyo Inter Milan faa’iidada wareega 16ka Champions League ee ay la ciyaareen Atletico Madrid. Laacibka Lautaro Martinez ayaa kubad uu laaday Arnautovic waxaa u dhaliyay goolhayaha Atletico Jan Oblak, weeraryahanka Austria ayaa ku dhameystay darbo xoogan oo xagal cidhiidhi ah ka timid. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1760070337121661007?t=qFIRFjU10QbufMuMKqzsBg&s=19 Weeraryahankii hore ee Stoke iyo West Ham Arnautovic ayaa bedelay Marcus Thuram, kaasoo dhaawacmay wax yar ka hor qeybta nasashada. Kooxda martida loo ahaa – kooxda xilli ciyaareedkii hore ku soo baxday kaalinta labaad ee Champions League – ayaa heshay fursadihii ugu fiicna...
Daawo: Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe Oo ku baaqay In “Barrito ay jirto kulan xasaasi ah oo Madaxweynaha Somalia uu kaga warbixin kaga bixin doono xaaladda dalka
WARARKA

Daawo: Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe Oo ku baaqay In “Barrito ay jirto kulan xasaasi ah oo Madaxweynaha Somalia uu kaga warbixin kaga bixin doono xaaladda dalka

20-Feb-2024 Guddoomi犀利士 ye Sheekh Aadan Madoobe Oo ku baaqay In "Barrito ay jirto kulan xasaasi ah oo Madaxweynaha Somalia uu kaga warbixin kaga bixin doono xaaladda dalka Xildhibaanada labada Aqal ee BJFS oo soo gaba gabeeyay ka doodista cutubka koowaad ee dib u eegista KMG ah. Dood kulul ooy Isku dagaashay Caruurta Noqoneysa Soomaaliya https://youtu.be/RPApwaM5_9c?si=FNVLd7lMD9MEyVoL
Warbaahinta DFS oo si weyn loogu weeraray qoraal ay ka soo saartay arrinta SHARIIF
WARARKA

Warbaahinta DFS oo si weyn loogu weeraray qoraal ay ka soo saartay arrinta SHARIIF

20-Feb-2024 Warbaahinta DF oo si weyn loogu weeraray qoraal ay ka soo saartay arrinta SHARIIF Warbaahinta dowladda, gaar ahaan Telefishinka Qaranka (SNTV) ayaa maanta si weyn loogu weeraray qoraal uu kasoo saaray arrin hadal-hayn xooggan dhalisay oo uu kula kacay madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed. Telefishanka Qaranka ayaa shalay aan tebin khubad uu Shariif ka jeediyay baarl犀利士 amaanka, taasi oo uu madaxweynihii hore uga hadlay dhowr arrimood oo taabanaya wax ka beddelka dastuurka iyo xaaladda guud ee amniga dalka. Maamulka Telefishanka Qaranka Soomaaliya (SNTV) ayaa qoraal uu maanta soo saaray ku sheegay in cilad farsamo oo dhinaca internet-ka ah ay sababtay inuu hakad ku yimaado tabintii tooska aheyd ee telefishanka, xilligaasi oo uu Shariif khudbad ka hor...
Digniin laga soo saaray diyaaradaha lagu khalkhal gelinayo hawada Soomaaliya
WARARKA

Digniin laga soo saaray diyaaradaha lagu khalkhal gelinayo hawada Soomaaliya

20-Feb-2024 Hay’ad fadhigeedu yahay dalka Mareykanka oo OPS GROUP lagu magacaabo ayaa sheegtay in jahwwreerka ka taagan maamulka Hawada Soomaaliya ay khatar ku tahay duulimaadyada diyaaradaha iyo bad-qabka dadka rakaabka ah. OPS GROUP oo qaabilsan garoomada iyo duulimaadyada ayaa sheegtay inay diiwaangelisay ugu yaraan 10 dhacdo oo la kulmeen diyaarado marayay hawada dalka Soomaaliya mudo todobaad ah. Waxay sheegtay hay’adda in diyaaradaha ay tilmaamo qaldan iyo macluumaad laga siiyay xarun laga koonatarool hawada oo waqooyiga Soomaaliya ku taalla. Diyaaradaha ayaa khalkhal la geliyay kadib markii laga maran habaabiyay jihada duulimaadka oo loo sheegay macluumaad iska soo horjeeda. Tani waxay sababtay in diyaarad Israel laga leeyahay gasho halis afduub ay ku sigatay iyad...
Daawo: Q/Midoobay oo bogaadisay horumarka ay Soomaaliya ku talaaabsatay ee Amniga iyo dowlad dhiska
WARARKA

Daawo: Q/Midoobay oo bogaadisay horumarka ay Soomaaliya ku talaaabsatay ee Amniga iyo dowlad dhiska

19-Feb-2024 Iyadoo manta khudbad ka jeedinaysay shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Catriona Laing ayaa ka hadashay Horumarka balaaran ee ay Dowladda Federaalka ku tallaabsatay bilihii la soo dhaafay ee ku aaddan hirgelinta waxyaabaha ay mudnaanta siineyso, waxayna warbixin ka bixisay arrimaha siyaasadda, amniga, gobolka, xaaladaha bani’aadamnimada iyo arrimo kale. “Dhanka dastuurka,waxaan ku dhiirigelineynaa dhammaan dhinacyada inay isku tanaasulaan si loo dhameystiro geeddi-socodka dastuurka. Haddii aan la helin dastuur loo midaysanyahay, Soomaaliya waxay noqonaysaa mid u nuglaata dhibaatooyin joogto ah marba hadii aan loo haynin xeerar la isku raacsanyahay oo lagu xaliyo caqabadaha,” Catriona Laing ayaa sidaas u she...