Author: boodhari

The African Union has resolved that by 2040, 60 percent of vaccines used in Africa will be produced locally.
WORLD

The African Union has resolved that by 2040, 60 percent of vaccines used in Africa will be produced locally.

18-Feb-2024 The African Union has resolved that by 2040, 60 percent of vaccines used in Africa will be produced locally. While attending a meeting on vaccine manufacturing in Africa organized by the International Vaccine Institute (IVI) in Addis Ababa, Ethiopia, President William Ruto highlighted the need for African countries to manufacture vaccines to help stop various disease pandemics. President Ruto revealed that most African countries got badly affected particularly during the Covid 19 pandemic witnessed globally where the Covid vaccines were on higher demand. "The Covid-19 pandemic exposed the dire state of Africa's pharmaceutical manufacturing, including that of vaccines. We were the last continent to access Covid-19 vaccines, and suffered greatly from 'vaccine nati...
Arrests after Iran’s iPhone ban paves way for multimillion-dollar scam
BUSINESS

Arrests after Iran’s iPhone ban paves way for multimillion-dollar scam

18-Feb-2024-Aljazeera Arrests after Iran’s iPhone ban paves way for multimillion-dollar scam A Ponzi scheme that promised cheap iPhones in Iran’s volatile market was able to raise some $35m in months. At least one person has been arrested and more are wanted after a company scammed people out of tens of millions of dollars, promising cheap iPhones after a ban on them in Iran. A division of Iranian law enforcement tasked with economic crimes said on Friday that the main suspect in the case of a firm called Kourosh Company had fled the country, but a “main member” of the company was arrested and two more are wanted It said that, in coordination with the judiciary, “all the assets of the main suspect of the case were confiscated” without saying how much the assets were wort...
Qodobbada kasoo baxay shirkii DF iyo maamullada uga socday Muqdisho
WARARKA

Qodobbada kasoo baxay shirkii DF iyo maamullada uga socday Muqdisho

18-Feb-2024- Muqdisho Waxaa maanta la soo gaba-gabeeyay shir ay isagu yimaadeen wasiirada maaliyadda dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad-goboleedyada dalka. Shirkaan oo ahaa horumarinta maaliyadda dalka, ayaa waxaa casuumaddiisa lahaa wasiirka maaliyadda XFS Biixi Imaan Cige, waxaana ka soo qayb-galay wasiiru-dowlaha wasaaradda Marwo Raaxo Janaqoow, wasiirrada maaliyadda maamullada Jubbaland, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo agaasimaha guud ee wasaaradda maaliyadda HirShabelle oo uu soo wakiishay wasiirka maaliyadda oo la sheegay inuu shaqooyin muhiim ah fasax u qaatay. Wasiirka Maaliyadda Maamulka Puntland ayaan ka soo qeyb galin shirka inkasta oo lagu casuumay, xilli uu weli halkiisi yahay khilkaafka dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland. Shirkaan o...
Villa Somalia ayaa digniin u dirtay Ethiopia Iyadoo meel xasaasi ah ay mareyso xiisadda
WARARKA

Villa Somalia ayaa digniin u dirtay Ethiopia Iyadoo meel xasaasi ah ay mareyso xiisadda

18-Feb-2024 Xiisadda Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa cirka isku sii shareertay kadib markii ay xukuumadda Abiy ay shalay isku deyday in madaxweyne Xasan Sheekh ka hor istaagto shirka Midowga Afrika. Soomaaliya iyo Ethiopia oo xiisadda ka dhex aloosan salka ku hayso heshiiskii is-afgarad ee magaalada Addis Ababa ku gaareen Muuse Biixi iyo Abiy Axmed ayaa waxay markale Madaxtooyada Soomaaliya digniin culus u dirtay xukuumadda Abiy. Digniinta Villa Somalia ayaa waxaa lagu sheegay in heshiiska Ethiopia la gashay Somaliland ee dhinaca badda uu horseedi doono xasilooni darro dhinaca gobolka ah, ayna madaxa u ridan doonto masuuliyadda wixii ka dhasha Xad-gudubka (Ethiopia ee) ka dhanka ah madax-banaanida iyo midnimada Soomaaliya waxaa ka dhalaneysa cawaaqib xumo saameysay x壯陽藥 asill...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo madaxda Midowaga Afrika ugu baaqay in meel looga soo wada jeeysto damaca gurracan ee Itoobiya
WARARKA

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo madaxda Midowaga Afrika ugu baaqay in meel looga soo wada jeeysto damaca gurracan ee Itoobiya

18-Fwb-2024 Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo madaxda Midowaga Afrika ugu baaqay in meel looga soo wada jeeysto damaca gurracan ee Itoobiya Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jaamac oo hadal ka jeediyay Kulan madaxeedka 37aad ee Midowga Afrika ayaa u jeediyay xubnaha Ururka Midowga Afrika in si wadajir ah ay u cambaareeyaan ujeeddooyinka gurracan iyo dhulballaarsiga ay Itoobiya ku doonayso in ay ku boobto dhulka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa sheegay in dowladda ay guula waweyn ka gaartay amniga degaanno dhowr ahna laga xoreyay khawaarijta. waxa uu si adag uga hadlay damaca gurracan ee Itoobiya, isagoo madaxda u sheegay in dowladda Soomaaliya aysan marnaba aqbali doonin in lagu soo xadgudbo midnimada iyo madaxbannaanida Jamhuuriyadda Sooma...
Jamaal Cusmaan oo ah Wariye la shaqeeya Argagixisada ayaa lagu xiray garoonka Garoowe
WARARKA

Jamaal Cusmaan oo ah Wariye la shaqeeya Argagixisada ayaa lagu xiray garoonka Garoowe

18-Fwb-2024 Wariye la shaqeeya argagixisada Alshabaab oo la yiraahdo Jamaal Cismaan oo ka tirsan warbaahinta calamiga ah ee Channel 4 ayaa lagu xiray garoonka diyaaradaha ee Garoowe, Illo wareedyo ka tirsan howl-wadeennada garoonka ayaa sheegay in Wariye Jamaal Cismaan la xiray kadib markii uu kasoo degay garoonka, ayna u bilaabatay su’aallo weydiin la xiriirta safarkiisa. Jamaal oo ku caan baxay ka waranka argagixisada iyo inuu si dad badan barahiisa bulshada ugu taageero Shabaab ayuu Sirdoonka Puntland wax ka weydiinayaan ujeedka booqashadiisa deegaanada maamulkaasi Wariye Jamaal ayaa horey hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Qaranka ee NISA ay magaalada Muqdisho uga tarxiishay xilli uu booqasho ku yimid, iyada oo lagu haystay inuu buun-buunin u sameeyay kooxda Al-Shabaab...
Somalia president accuses Ethiopia of trying to annex part of its territory
WARARKA, WORLD

Somalia president accuses Ethiopia of trying to annex part of its territory

17-Feb-2024 President Mohamud ‘categorically objects’ to Ethiopia’s Red Sea port deal with Somaliland, territory Somalia claims as its own. Somali President Hassan Sheikh Mohamud has accused Ethiopia of trying to annex part of his country’s territory by signing a sea access deal with the breakaway region of Somaliland. Speaking at the African Union summit in Ethiopia’s capital, Addis Ababa on Saturday, Mohamud also said Ethiopian security forces tried to block his access to the summit amid a dispute between the two countries https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1758963394013471049?t=h-tHpvf_lZ6T4OFx5DYpFg&s=19 The agreement between Ethiopia and Somaliland signed on January 1 “is nothing more than annexing part of Somalia to Ethiopia, and changing the ...
Madaxweynaha Soomaaliya oo soo gaabiyay safarkii shirka AU ee Adisababa ayaa ku laabtay Muqdisho
WARARKA

Madaxweynaha Soomaaliya oo soo gaabiyay safarkii shirka AU ee Adisababa ayaa ku laabtay Muqdisho

17-Feb-2024 Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay daandaansiga ay dowladda Itoobiya ku dooneyso inay ku carqaladeyso wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya uga qeyb galaya shir madaxeedka Midowga Afrika ee sanadka 2024 ka dhacaya magaalada Addis Ababa. Tallaabadani waxay jebisay dhammaan hab-maamuuska dublamaasiyadeed iyo kan caalamiga ah, iyo, ugu daran, caadooyinka la aasaasay ee Midowga Afrika. Hab-dhaqankani waxa uu kordhinayaa liiska sii kordhaya ee falalka gurracan ee ay ku kacayso dawladda Itoobiya muddooyinkii u dambeeyay. Marka la eego in Itoobiya ay martigeliso xarunta Midowga Afrika, waa in hoggaankeeda iyo dawladnimadeedaba ay si isku mid ah ula dhaqmaan dhammaan madaxda Afrika. Martigelinta Midowga Afrika waxay labadaba sharaf iyo karaamo u ...
Daawo: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Adisababa uga ka qayb-galay furitaanka shirka Midowga Afrika
WARARKA

Daawo: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Adisababa uga ka qayb-galay furitaanka shirka Midowga Afrika

17-Feb-2024 Madaxweynaha Soomaaliya oo hadal-jeedintiisii shirka Midowga Afrika kadib soo gaabiyay safarkiisii Adisababa ayaa ku laabtay Muqdisho Itoobiya ayaa ku fashilantay martigelinteeda shirka Midowga Afrika, markii ay isku dayday inay ka hor istaagto Madaxweynaha Soomaaliya inuu ka hadlo shirka AU, Maamulka Abiy ayaa dareensanaa In Madaxweyne Xasan uu madaxda Afrika la wadaagi doono xad-gudubka ay itoobiya ku sameeysay Qaranimada Soomaaliya markii ay heshiis la gashay gooni-goosadka Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya. Somaliland. Talaabadan ayaa waxa laga yaabaa in ay lagama maarmaan ka dhigto in Midowga Afrika uu dib u qiimeeyo halka ay xaruntiisu noqoneyso Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay kulanka, ayaa ku baaqay in la qaado tallaabooyin wadajir ah oo l...
Dheeho,Manchester City Oo Barbaro la gashay Chelsea ” Arsenal oo hogaanka u qabatay Burnley” Liverpool oo garaacday Brentford +
SPORTS

Dheeho,Manchester City Oo Barbaro la gashay Chelsea ” Arsenal oo hogaanka u qabatay Burnley” Liverpool oo garaacday Brentford +

Man City 1-1 Chelsea Rodri ayaa si lama filaan ah u badbaadiyay hal dhibic markii uu goolka barbaraha u dhaliyay Manchester City si uu u diido guusha Chelsea isla markaana uu sii haysto rekoodhka guuldaro la’aanta kooxdiisa ee mudada dheer. City ayaa wali lumisay booskeeda tartanka horyaalka ka dib markii ay arkeen Liverpool iyo Arsenal oo labadooduba guulo waaweyn soo gaadheen horraantii sabtidii, laakiin tani waa inay hoos u dhacdo iyadoo dhibic la helay marka loo eego sida ay ugu soo dhawaadeen guuldarada. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1758940183750226016?t=t6bEBJimFfU8yJQeIgikmA&s=19 Raheem Sterling ayaa hogaanka u dhiibay Chelsea wax yar ka hor qeybta nasashada, isagoo si qurux badan u dhameystiray kubad uu soo karoosay Nicolas Jackson, isagoo gooyay Kyle ...