Author: boodhari

Daawo: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Safar shaqo uu ku tagi doono dalka Itoobiyo
WARARKA

Daawo: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Safar shaqo uu ku tagi doono dalka Itoobiyo

15-Feb-2024 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo goor dhowed Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo oo ah Caasimadda ku meel gaarka ah ee dowladda Gobolleedka Jubbaland,ayaa ka hadlay Guullaha laga gaaray la dagaalanka Khawaarijta. Madaxweynaha, ayaa sheegay in hawlgalada looga sifaynayo dalka Khawaarijta guulo fiican laga gaaray inta ugu badanne  laga xorreeyey deegaanadii ay Shacabka ku dhibaateyn jireen Khawaarijta. Madaxweynaha, ayaa sidoo kale ka hadlay halka ay marayaan hawlaha Dhamaystirka Dastuurka oo doodiisu hadda ka socoto Golaha shacabka Jamhuuriyayadda Federaalka Soomaaliya, Madaxweynaha, ayaa xusay in dhamaystirka Dastuurku muhiimad weyn ugu fadhiyo xuquuq helida Shacabka Soomaaliyeed iyo hannaanka Dowlad dh...
Maxaa kasoo baxay shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya?
WARARKA

Maxaa kasoo baxay shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya?

15-Feb-2024- Muqdisho Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa looga hadlay hawlgallada lagu ciribtirayo Khawaarijta oo ka socdo qeybo kamid ah dalka iyo horumarka ay sameyneysay sanadihii dhawaa Hey’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed. Shirka oo u guddoominayey ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul 犀利士 Wasaare Ku-xigeenka XFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa looga dhageystay warbixinno la xiriira amniga guud ee dalka iyo dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta Wasaaradaha Gaashaandhigga iyo Amniga Gudaha, kuwaas oo soo bandhigay guulaha laga gaaray howlgalladii ugu danbeeyey ee dalka looga xoreynaayey Khawaariijta. Golaha ayaa warbixin la xiriirta maamulka Hawada Soomaaliya iyo horumarka la gaaray ka dhageystay ...
Soomaaliya ayaa mamnuucday isticmaalka indho-shareerka ee caasimadda sababo amni awgeed
WARARKA

Soomaaliya ayaa mamnuucday isticmaalka indho-shareerka ee caasimadda sababo amni awgeed

15-Feb-2024 Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka mamnuucay xirashada indho-shareerka, sababo la xiriira dhanka ammaanka. 壯陽藥 Afhayeenka Maamulka Muqdisho Saalax Dheere, ayaa sheegay in xirashada wajiyada ay yihiin kuwo lagu qariyo aqoonsiga, laguna fududeeyo falalka dambiyada. Maaskarada ayaa si weyn loo isticmaalay intii lagu jiray Covid-19 Maamulka ayaa sidoo kale mamnuucay xirashada koofiyadaha iyo qaadashada hubka ee gaadiidka dadweynaha. Go’aankan ayaa lagu gaaray shirkii amniga ee dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo uu shir guddoominayay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Soomaaliya ayaa muddo sanado ah waxaa ka dhacayay falal amni darro, iyadoo khataraha ugu badan ay ka imaanayeen kooxda Al-Shabaab. Kooxda xiriirka l...
Addis summit raises questions about AU’s muted stance on Ethiopia rifts
WORLD

Addis summit raises questions about AU’s muted stance on Ethiopia rifts

14-Feb-2024 Aljazeera Addis summit raises questions about AU’s muted stance on Ethiopia rifts For years, AU officials have refrained from addressing atrocities in Ethiopia. Analysts say this is strategic. From Thursday, African leaders will gather in the Ethiopian capital, Addis Ababa, home of the African Union (AU), for the continental body’s annual summit. According to AU Commission Chairperson Moussa Faki Mahamat, regional integration and “maintaining momentum in addressing issues of peace and security” is high on the agenda But in an ironic twist, the host of the summit has either initiated or been involved in multiple conflicts in the last three years. Ethiopia’s two-year civil war with the state of Tigray may have ended in November 2022 after a Pretoria pact, bu...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Kismaayo
WARARKA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Kismaayo

 February 14, 2024 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo gaaray magaalada Kismaayo, ayaa waxaa si diiran ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Madaxweyne ku xigeenada, xubnaha Xukuumadda Jubbaland iyo boqolaal ka mid ah bulshada deegaanka. Socdaalka Madaxweynaha, ayaa ku salaysan dhammaystirka xoreynta deegaannada ku jira gacanta argagixisada, horumarinta hannaanka Federaaleynta iyo u kuur gelidda xalaadda nololeed ee reer Jubbaland. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muddada uu ku sugan yahay magaalada Kismaayo waxa uu kulamo la yeelandoonaa Madaxda Dowlad goboleedka Jubaland iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, isaga oo dhagaysandoona talooyinkooda ku aaddan dowlad dhiska,...
Dheeho Cusbooneysiinta Wararka Champions League: PSG ayaa hogaanka u qabatay Real Sociedad, iyadoo 10-ciyaaryahan oo Bayern ah ay daba socdaan Lazio
SPORTS

Dheeho Cusbooneysiinta Wararka Champions League: PSG ayaa hogaanka u qabatay Real Sociedad, iyadoo 10-ciyaaryahan oo Bayern ah ay daba socdaan Lazio

14-Feb-2024 PSG 2-0 Real Sociedad Kylian Mbappe ayaa ciyaaray xiddigo badan, Bradley Barcola ayaana muujiyay in PSG laga yaabo inay sii noolaato la’aant犀利士 iis, iyadoo garabka Parisians ay qabsadeen goolashii ay lugtii hore 2-0 kaga badiyeen Real Sociedad. Kooxda Luis Enrique ayaa soo bandhigtay qaab ciyaareed niyad jab leh oo furitaanka ciyaarta,laakin qeybta labaad ee ciyaarta oo la maamulay ayaa dhaaftay kooxda martida aheyd ee Spain. Ciyaartoyga Paris ayaa helay fursadahooda qeybta hore ee ciyaarta. Mbappe ayaa isku dayay inuu shabaqa dhex dhigo, ka hor inta uusan Ousmane Dembele kubad shabaqa dhex dhigin. La Real ayaa soo dhawaatay ka hor qeybta nasashada, Mikel Merino ayaa birta ka toogtay meel 30 yard u jirta goolka. Kylian Mbappe ayaa ka soo laabtay dhaawacii uu...
Soomaaliya oo Guddoomisay Shirar Hordhac u ah Kulanka Guud ee Midowga Africa oo ka Furmay Addis Ababa.
WARARKA

Soomaaliya oo Guddoomisay Shirar Hordhac u ah Kulanka Guud ee Midowga Africa oo ka Furmay Addis Ababa.

14-Feb-2024 Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Guddoomisay Shirar Hordhac u ah Kulanka Guud ee Midowga Africa oo ka Furmay Addis Ababa. Wasiiru Dawlaha ahna ku simaha Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Balcad iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa magaalada Addis Ababa kaga qayb gelaya shirar kala duwan oo hordhac u ah kulanka guud ee sanadlaha ah ee Midowga Africa. Kulamada qabsoomay waxaa qayb muhiim ah ka ahaa shir ay isugu yimaadeen guddiga qaabilsan nidaaminta iyo qorshaynta jagooyinka kala duwan ee Midowga Africa oo ay u tartamaan madaxda iyo dalalka Africa, guddigaas oo ay xiligan hogaanka u hayso Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Kulankan waxaa sidoo kale ka qayb galay Danjiraha JFS ee dalka Ethiopia mudane...
Mareykanka ayaa xaqiijiyay in duqeymo dhanka cirka ah oo ay ka fuliyeen Soomaaliya ay ku bartilmaameedsadeen horjoogayaal Al-Shabaab ah
WARARKA

Mareykanka ayaa xaqiijiyay in duqeymo dhanka cirka ah oo ay ka fuliyeen Soomaaliya ay ku bartilmaameedsadeen horjoogayaal Al-Shabaab ah

14-Feb-2024 MUQDISHO, Soomaaliya - Codsi ka yimid Dowladda Federaalka Soomaaliya, Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa qaaday weerar is-difaacid ah oo shan ka mid ah ay ku qaadeen kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab 9-kii Feberaayo. agagaarka Yaq Dabel, Soomaaliya. Qiimeynta bilowga ah ee duqeynta kadib ayaa muujineysa in duqeynta Mareykanka ay ku dishay labo ka tirsan argagixisada Al-Shabaab, iyadoo aysan jirin dad rayid ah oo waxyeelo ay kasoo gaartay. Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa sii wadi doona qiimeynta natiijada duqeyntan, waxaana ay bixin doonaan macluumaad dheeri ah sida ku habboon. Faahfaahin gaar ah oo ku saabsan cutubyada ku lugta leh iyo hantida la isticmaalay lama sii deyn doono si loo xaqiijiyo amniga hawlgalka. Al-Shabaab waa Shabakadda Al-Qaacida ugu weyn ...
Jaamacadaha iyo Iskuulada Muqdisho oo ku dhawaaqay shaqo jooojin
WARARKA

Jaamacadaha iyo Iskuulada Muqdisho oo ku dhawaaqay shaqo jooojin

14-Dwb-20×4 Bahda waxbarashada oo maanta magaalada Muqdisho ku shiray ayaa sheegay inay muddo saddex maalmood ah joojiyeen shaqada, taas oo ka bilaabaneysa maalinta Sabtid ah. Sababta ayaa waxa ay ku sheegeen inay ka dhiidhiyaan dilkii arxan darrada ee iskuulka Siidii loogu dhex gaystay Macallin Cabdiraxmaan Macalow Abiikar. Sidoo kale bahda waxbarashada ayaa ka dalbaday dowladda Soomaaliya in gacanta lagu soo dhigo eedeysanaha oo haatan baxsad ka ah cadaaladda. ”Waxaa sax noqotey wuu dhintey wuu baxsadey, wasarada waxbarashada illaa hadda wax tacsi ah ma dirin” ayuu yiri Macallin Cumar Julleri oo goobta ka hadlay.